Somali Salvation for Youth Council - SSYC

Somali Salvation for Youth Council - SSYC ballantenu waa illaalinta xuquqda walaalka iyo walashaa waa gole u diyaar ah waqti walba iyo goor walba in uu ah badbaadinta dhallinyarada somaliyed, Vision.

Somali Salvation For Youth Council (SSYC) is a non-political, non-governmental and non-profit making, organization established to respond against youth needs and social developments in the youth programs. The organization was established on 12th February 2012 by a group of intellectuals, social experts and peace activists. The organization felt that if nothing is done very quickly Somali youth may lose their nationalism and social well-beings and they will no longer feel as part of one nation then chaos and anarchism will take the order of the day. Furthermore, the main social problem in the country is poverty owing to this unemployment, prostitution; child delinquency illegitimate children, school dropouts, youth gangs, child soldiers and drug addicts are common among others. In this regard, Somali Salvation for Youth Council (SSYC) strives and committed to help these young generations by creating future opportunities and providing a positive attitude for life options. SSYC envisions Somali youth attain standard quality of living and opportunities and enhancing their access to education, healthcare and participation to decision-making and development. Mission

Our mission is to enable the poor young people to achieve major improvements in their lives without ongoing support from others. We work with the youth and with the local and international partners who share our vision to create justice and peaceful societies where the young can exercise their fundamental rights. Core values. Respect for all people comes first. Gender equality is pre-requisite for development. Transparent. Accountability. Teamwork. Responsibility. Diversity. Commitment. Democracy accelerates development. Greater participation leads to greater commitment. Objectives. The overall objective of the organization is to contribute to the improvement of Somali youth by creating future opportunities and building on the resources and talents of the youth through sports events. Target population

In general, SSYC activities are designed to benefit all youths in Somalia, including but not limited to the following:

Young boys prone to join violence. Children and youth from marginalized groups such as internally displaced households, street children, orphans and child soldiers. Young people (boys and girls) with an interest in sport and peace.

muqdisho waa nabad
11/09/2016

muqdisho waa nabad

Xuska maalina Midowga waqooyi iyo koonfur oo looga diyaar garoobayo magaalada Muqdisho
29/06/2015

Xuska maalina Midowga waqooyi iyo koonfur oo looga diyaar garoobayo magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maanta si wadajir ah odeyaasha iyo dhallinyarada u istaageen xuska aasaaska S.Y.L oo kasoo ware...
15/05/2015

Magaalada Muqdisho waxaa maanta si wadajir ah odeyaasha iyo dhallinyarada u istaageen xuska aasaaska S.Y.L oo kasoo wareegatay 72 sano.

Waxaan halkaan hambalyo uga direynaa dhamaan umadda Soomaaliyeed meel walpa ay joogaan iyo wadamada la sxb-ka ah dib usoo nooleynta Napada Soomaaliya.

Maalin wngsan **sanad guuro wacan**

Sannadkaan sanadkiisa kale Allah nagu gaarsiiyo napad, barwaaqo, muxibo iyo wadajir Insha Allah

11/01/2015
Waa kulan ay soo qaban qaabiyeen dhallinyaradda xaafadda maajo kasoo ay kusoo dhaweynayeen guddoomiyaha cusub ee maajo, ...
13/08/2014

Waa kulan ay soo qaban qaabiyeen dhallinyaradda xaafadda maajo kasoo ay kusoo dhaweynayeen guddoomiyaha cusub ee maajo, kuna sagootinayeen guddomiyihii h**e ee maajo nacima tahliil,
Waa ciyaar saaxiibtinimo oo soo bandhigeen dhallinyarada iyo ciyaar nahanna xafadda maajo.

How do u see this meeting? That hapened 18 Auguest 2014.
12/08/2014

How do u see this meeting? That hapened 18 Auguest 2014.

29/06/2014

dhammaan dhallinyarada soomaaliyeed meel walba ay joogaan waxaynu leenahay ramadaan kariim allaha nagu beego wanaageeda kuwii ka faa'idaysta allaha inaga yeelo dhallinyaro aamiinta inoo raaciya, AAMIIN

Guddoomiyaha SSYC oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay baahida biyaha iyo dhibaatooyinka biyaha oo lagu qabtay Hotel Su...
25/07/2013

Guddoomiyaha SSYC oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay baahida biyaha iyo dhibaatooyinka biyaha oo lagu qabtay Hotel Sultan ee ku yaala Aira porka Aden Adde waxaana soo qaban qaabiyay UNICEF iyo wasaaradda kheyraadka dalka.

Golaha BODga oo kulan saacado badan qaatay oo ka dhacay xarunta dhexe ee SSYC, waxay diiradda saareen sida ay dib u habe...
16/07/2013

Golaha BODga oo kulan saacado badan qaatay oo ka dhacay xarunta dhexe ee SSYC, waxay diiradda saareen sida ay dib u habeyn lagu sameyn lahaa Madaxa laamaha fulinta iyo waaxyada laamaha fulinta, kulankaas oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha guud ee SSYC,
kadib kulanka ayaa lagu doortay hogaanka laamaha fulinta SSYC, iyadoo hogaanka lagu ballansan yahay in uu soo dhiso waaxyada laamaha fulinta tr. 19 july 2013. haddii alle idmo.

09/06/2013

plse shar this if u r somali

09/06/2013

WARBIXIN MUHIIM AH
waxaa maanta magaaladda mugdisho ka dhacay banaanbax ballaaraan oo looga soo horjeedo dilkii 2dii somalida aheyd ee sida foosha xun lagu dilay south africa, arintaas oo ummadda soomaaliyeed meel walba ay joogaa ka careysanyihiin sida loo dilay soomaalida, gaar ahaan kuwa ku nool magaaladda mugdisho iyo south africa, plse haddii aad ka soo horjeedo dilkaa foosha xun oo walaalkaa soomaaliga ah u dilay gaal daba xun fadlan aragtidaada ka dhiiboo, si ku dheehan waddanimo iyo soomaalinimo iyo islaanimo ok,

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Salvation for Youth Council - SSYC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali Salvation for Youth Council - SSYC:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram