Bilal Bashir Elmi

Bilal Bashir Elmi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bilal Bashir Elmi, bilal, Mogadishu.

31/05/2021

😂😂 .Sheeko waalan 😂😂
Nin reer karaan Ah Oo Miyiga Ka yimid Ayaa Facebook Loo Sameeyey dawded Dhawr Casho Markuu Isticmaalaayey Ayuu Maqlay Qaar Leh khadkaa iga Culus kuye inadeer Facebook Giiba Iga Cuslaadaye Hablaha buur buuran Oo Dhan Iga saara balayada 😂😂😂😂😂😂

21/08/2020

Wa page keyga rasmiga ah waxa kula wadagi doonaa maclumad faro bdn ha u badnadan dhanka wacyigalinta cafimadka fadlan igula saaxiib mahadsanidiin

Xaas xanuusan baa la jiiftay ninkeeda oo inta eegtay tiri; Naagtii; mcne, inaa wax ku sheega rabaa.Ninkii; mcnto, ha'isd...
16/09/2019

Xaas xanuusan baa la jiiftay ninkeeda oo inta eegtay tiri;

Naagtii; mcne, inaa wax ku sheega rabaa.
Ninkii; mcnto, ha'isdhibin.
Naagtii; maya waxaan rabaa markaan dhinto inay ruuxdeeda xorowdo, marka waxaan xadi jiray lacagtaada oo aan siin jiray jacaykaygii (boy friend) mana tihid aabaha dhalay faarax yare, waliba waxaan ahay naagtii kaa xaday saacadaadii dahabka ahayd waliba ku qariyay boorsada walaasha si aad noo dhaafiso..... marka qaali icafi.!

Ninkii; waxanoo dhan waan ogaa waana sababta aan ku sumeeyay, marka isdaji intee sunta kaa gaarayso....

Yaa labadooda qof xun ah ma naagta mise ninka????

Ka raadi qanininada guurka xataa haddii aad faqir tahay alle ayaa hodontimo kugu arsuqaaye wax wax arsuqo alle weyne aya...
12/06/2019

Ka raadi qanininada guurka xataa haddii aad faqir tahay alle ayaa hodontimo kugu arsuqaaye wax wax arsuqo alle weyne ayaa ugu qeyr badane

Ani xeebta dhuuso mareeb ee ila egtahy inta igu raacsan wakaas
16/05/2019

Ani xeebta dhuuso mareeb ee ila egtahy inta igu raacsan wakaas

Media is like that
07/04/2019

Media is like that

True
28/03/2019

True

28/03/2019

Gabadha soomaaliyeed marka ay gurigooda joogto. Hooyadeed bay ku odhanaysaa "Ee hooyo, shandaddii garabkaa iga luntee, lacag aan mid kale kusoo iibsado isii". Markaasaa hooyadeed inta ay xanaaqdo dhahaysaa "naa kaalay, horta maad yara dhimantahay? Maxaa bil kasta shandaddaada kaa lumiya? Wax makuu sheegaa. Lacag bil kasta taagan ma hayo aniguye, orod gijinkan gal oo weelkan qudhmay kala hagaaji". Markaasaa iyada oo cadho basteed ah gijinka galaysaa.

Marka la guursadana, ninkeeda ayay ku odhanaysaa "Gacaliye, shandaddii garabkaa iga luntee, 50$ isii oo aan mid cusub kusoo gato". Markaasuu dhahayaa "Gacaliso, hadda jeebka waxba kuma hayee, anaa caawa markaan soo noqdo ku siin". Inta ay dhiikar isku kiciso ayay odhanaysaa "S**t. Noloshan baan nacay haddaba! Guriga hooyaday markii aan joogay, waxaan dalbado iska daaye, waxa aan niyadda ku qabto ayaa deg deg la iigu keeni jiray". Hadda waa inantii gijinka loo dirayay. Abti naga daaya ciyaarta dee 😂😂

26/03/2019

!!!
!!!

​​​Please let your wife know about this,,This is a serious caution from medical practitioners [LUTH] to all female beings be it infant, baby girl, ladies, mothers; cancer of the va**na is all over pls avoid washing your va**na with soap, wash with only water, there is a particular chemical in soap generally that is very dangerous and possibly causes cancer of the va**na, cases of cancer of the va**na is all over most of the general hospitals so be aware of this important message. If you have feelings for others kindly pass this message to others that are important to you.
⭕ 56 Girls Died Because Of Using Whisper, Stay free Etc.
⭕ Don't use One Single Pad 4 d Whole Day B'coz Of The Chemical Used in Ultra Napkins Which Converts Liquid into Gel...it Causes Cancer in Bladder & Uterus. So Plz Try To Use Cotton Made Pads And if You Are Using Ultra Pads, Plz Change it Within 5 Hours, Per Day, At least. If The Time is Prolonged The Blood Becomes Green & The Fungus Formed Gets inside The Uterus & Body.
⭕ Plz don't feel shy 2 forwd this msg 2 all girls nd even boys so that they can share with their wives N friends, whom they care for.
⭕ AIMS
Kick Off "Breast Cancer".
🔺Nurse Ur Baby.
🔺Wash Ur Bra Daily.
🔺Avoid Black Bra in Summer
🔺Do Not Wear A Bra While Sleeping.
🔺Do Not Wear An Under Wire Bra Very Often.
🔺Always Cover Ur Chest Completely By Ur Dupatta Or Scarf When U Are Under The Sun.
🔺Use A Deodorant Not An Anti Antiperspirant.

⭕ Pass it 2 All The Ladies You Care For Without Hesitating.
⭕ Awareness is important
⭕ I Care For You
⭕ Plzz Dont Hesitate To inform Other Females Forward 2 Evry Girl On Ur List..!!...
⭕ I'll Start with u
❣❣❣Share with DeAr ones

The Saudi king is responsible and Pope who is eating poke and Saudi king Having so many WIVES.  The Palestine speak Arab...
21/03/2019

The Saudi king is responsible and Pope who is eating poke and Saudi king Having so many WIVES. The Palestine speak Arabic and the Israeli military speaks Hebrew no interpretation between two ass holes and THE UN SOLDIERS ARE SCREWING AND EATING CHEESE. A 8 YEAR BOY JUST IMAGINE HOW DISGRACEFUL IS THE GOVERNMENT OF Israel. VERY sad the Saudi king is screwing Americans

Fire on the back while they were praying what a shame full a world we live we need justice
17/03/2019

Fire on the back while they were praying what a shame full a world we live we need justice

Address

Bilal
Mogadishu
1234

Telephone

+252 61 5795233

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bilal Bashir Elmi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram