Somali Youth Umbrella

Somali Youth Umbrella Somali Youth Umbrella(Dallada Dhallinyarada Soomaaliyeed)

Dallad ay ku midaysanyihiin in kabadan 40 Urur oo matala Soomaaliya oo idil. Soomaalinimo!

Dalada Dhalinyarada Soomaaliyeed (SOMALI YOUTH UMBRELLA ) oo loosoo gaabiyo (SOYO UMBRELLA ) waa Dallad ay ku dhanyihiin Goolada Dalkeena waxana ay kakoobantahay ilaa iyo 41 Urur dhalinyaro oo kakala dhisan:-
Benaadir,Sh.hose, Sh/Dhexe,Hiiraan,Jubaland , Puntland,Gal-mudug ,iyo Koofur Galbeed. Qaar kamid ah Ururadaas ayaa kala ah sida hoos ku xusan:
SOYAD-Somali Youth Associaton For Development. FARDO
SOMHED
SCCO
SOSDA
SOYAD
GALMUDUG YOUTH
HALGAN YOUTH ORGANIZATION IN KISMAYO
URURKA DHALINYARADA SH.HOOSE
HYO
TAAKULO YOUTH FOUNDATION IN GALGADUUD
TABANTAABO YOUTH ORGANIZATION (TAYO)SOHASCO
SRCO
ASAL
SDA
SOCSA
HYDA
USWO
SOYDCO
SAYDO
SOYANDA
VONYO
LYVO
SCA
KAYLO
SHIVO
YESDO
Ku soo dhawoow Soomaalinimo, Caddaalad, Sinnaan, Aqoon iyo Hufnaan.

28/04/2021

Caruurta la nool macaanka ama sokorta waxaan u hayaa daryeel gooni ah .
Lasocodka xaaladiisa caafimaadna waa bilaash .
Waxa uu heli doonaa kaar lasocdka xaaladiisa oo tix galin ku mudanaayo.
.
Qeebta xamar waxaan kusuganahy 07:00 subaxnimo ilaa 02:30 duhurnimo .
Xarunta ceelashana 02:30 duhurnimo ilaa 06:00 maqribnimo.

BAAQ NABADEED.Daladda dhalinyardda soomaaliyeed waxay BAAQ NABADEED udiraysaa dhamaan qaybaha kala duwan ee kala taabacs...
27/04/2021

BAAQ NABADEED.
Daladda dhalinyardda soomaaliyeed waxay BAAQ NABADEED udiraysaa dhamaan qaybaha kala duwan ee kala taabacsan mucaarad iyo muxaafad inay gartaan in nabadda marwalba muhiim tahay, dagaalka wiil baa kudhinta ee will kuma dhasho.
Caasimada umadda soomaaliyeed maqaadi karto dagaal iyo qax. Caqliga hashaqeeyo.
Daladda dhalinyardda soomaaliyeed waxay dhalinyardda oogu baaqaysaa inay ilaashadaan nabadda.
NABAD!!

29/03/2021
25/03/2021
Soya umbrella ayaa maanta xaflad soo dhoweyn ah oo heer sare loo soo agaasimay uqabatay wasiirka cusub ee howlaha guud, ...
30/10/2020

Soya umbrella ayaa maanta xaflad soo dhoweyn ah oo heer sare loo soo agaasimay uqabatay wasiirka cusub ee howlaha guud, dib udhiska iyo guriyeenta XFS.mudane Mohamed Adam Mo'alim .
Xafalada waxaa kasoo qeeb galay masuuliyiin kala duwan ,waxeeyna Soyo Umbrella u door biday in wasiirkani uu yahay wasiir dhalinyaro ah oo aad u fir fircoon.
Waxaan hubnaa inuu wax badan qaban doono .

30/10/2020
Geeridu waa xaq.ilaahay ha unaxariisto alfanaan cumar shooli, oo caawa kugeeriyooday magaaladda muqdisho.
14/04/2020

Geeridu waa xaq.ilaahay ha unaxariisto alfanaan cumar shooli, oo caawa kugeeriyooday magaaladda muqdisho.

04/07/2018

Address

Mogadishu

Telephone

+252617742742

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Youth Umbrella posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali Youth Umbrella:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram