23/04/2026
๐๐๐๐๐๐๐๐: ๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐
Isbitaalka Takhasusiga ah ee Ibnu-Siinaa Specialized Hospital waxa uu ku dhawaaqayaa fursad shaqo oo bannaan, kuna saabsan jagada General Practitioner (GP Doctor). Haddii aad tahay dhakhtar xirfadle ah oo leh khibrad, aqoon, iyo karti uu ku buuxin kara booskan, waa markaagi ee noo soo gudbi codsigaaga.
๐๐จ๐ ๐๐ข๐ญ๐ฅ๐: GP Doctor
๐๐ก๐ข๐๐ญ: Flexible
๐๐จ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง: Suuq Bacaad, Yaqshiid, Mogadishu โ Somalia
๐๐ซ๐ ๐๐ง๐ข๐ณ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง: Ibnu-Siinaa Specialized Hospital
๐๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐: 26/04/2026
๐๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ & ๐๐๐ช๐ฎ๐ข๐ซ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ๐ฌ:
โ
Bachelorโs Degree in Medicine (MBBS ama u dhiganta)
โ
Ugu yaraan 5 sano oo waayo-aragnimo shaqo ah oo isbitaal
โ
Lahaanshaha Liisan Caafimaad oo ansax ah
โ
In uu si Hufan Ugu Hadli karo Luuqadda Carabiga
โ
In Uu shaqeeyn karo Wakhtiyo Kala Duwan (Shift Flaxible)
๐๐จ๐ฐ ๐ญ๐จ ๐๐ฉ๐ฉ๐ฅ๐ฒ:
Musharixiinta daneynaya waxaa laga codsanayaa inay soo gudbiyaan:
* CV-ga (Curriculum Vitae)
* Nuqullo ka mid ah shahaadooyinka waxbarasho
Ku soo dir Dikumeentiyadaada
Gmail: hrdibnusiinaa@gmail.com
Whatsapp: +25261 8886916
Fiiro gaar ah: Kaliya musharixiinta la soo xusho ayaa lala soo xiriiri doonaa.