01/12/2025
NIINIILE PHARMA & SUPPLEMENTS ONLINE
FURSAD SHAQO
XAYEYSIIN – QOF DUMAR AH
Shuruudaha:
Waa inay aqrin karto oo qori karto Af-Soomaali sax ah
Waa inay ku fiicnaato sameynta xayeysiiska (marketing & promotion)
Waa inay noqotaa qof furfuran oo bulshada la qabsan kara
Waa inay awood u leedahay soo jiidashada macaamiisha
Waa inay live gali karto (soosaarida muuqaalada tooska ah)
Goobta shaqada:
Bakaaro – Dawada
Lambarka la xiriir:
📞 0615251212
Tariikhda k**a dambaysta ah: 20/12/2026