30/09/2024
Bukaankan oo soo maray qaliimo kala duwan oo ay usoo sameeyeen dhaqaatiir kala duwan oo ayna kuguuleysan.
Bukaankan oo markii laga quustay la ii keenay kadib waxan udiyaariyay qaliin alhamdullah qaliinkaasna waaan kuguulaystay bukaankiina xaalkiisa waa wacanyahay .πππππ
Abdi Elmi