SIMAD University Medical Student Association SUMSA

SIMAD University Medical Student Association SUMSA SIMAD University Medical Students Association (SUMSA)

It’s a NEW academic year, NEW semester Challenge your self, make new goalsStudy hard πŸ“– πŸ“šπŸ“šπŸ““πŸ“’πŸ“™πŸ“˜πŸ“—πŸ“•Faculty of Medicine and H...
17/09/2023

It’s a NEW academic year, NEW semester

Challenge your self, make new goals

Study hard πŸ“– πŸ“šπŸ“šπŸ““πŸ“’πŸ“™πŸ“˜πŸ“—πŸ“•

Faculty of Medicine and Health Sciences-SIMAD University

SIMAD University

Bismillah…….New semester, New Academic Year 2023/2024Allow noo barakee waqtigaFaculty of Medicine and Health Sciences-SI...
16/09/2023

Bismillah…….

New semester, New Academic Year 2023/2024

Allow noo barakee waqtiga

Faculty of Medicine and Health Sciences-SIMAD University

SIMAD University

Safar salama Aniga iyo ardeyda Class MED-05 oo safreyna dalka Rwanda πŸ‡·πŸ‡Ό waxay hal sano oo Internship ah kusoo qaadan doo...
17/08/2023

Safar salama Aniga iyo ardeyda Class MED-05 oo safreyna dalka Rwanda πŸ‡·πŸ‡Ό waxay hal sano oo Internship ah kusoo qaadan doonan Isbitaalada dalka Rwanda πŸ‡·πŸ‡Ό

Faculty of Medicine and Health Sciences-SIMAD University

SIMAD University

Dahir Hassan Arab

Waxaan halkan Hambalyo iyo bogaadin uga diraya Dr Falis Elmi Abdi oo ka qalinjabisay Kuliyada Caafimaad ka Faculty of Me...
06/08/2023

Waxaan halkan Hambalyo iyo bogaadin uga diraya Dr Falis Elmi Abdi oo ka qalinjabisay Kuliyada Caafimaad ka Faculty of Medicine and Health Sciences-SIMAD University ee jamacada SIMAD University oo ku guuleysatay Imtixaanka MRCOG Part 1 ee Royal College of Obstetrics and Gynecology.

Dr Falis waxay hada taqasus ka cudurada haweenka ka diyaarisaa dalka Masar

Congratulations πŸŽˆπŸŽŠπŸŽ‰ congratulations πŸŽŠπŸŽ‰πŸŽˆ

Dr. Sumait Hospitals

Tomorrow is World Radiography Day, and we will join the rest of the world in celebrating it under the theme "Advocating ...
07/11/2022

Tomorrow is World Radiography Day, and we will join the rest of the world in celebrating it under the theme "Advocating for Radiation Protection Act."

Congratulations! Our dean  Dr-Najib Isse Dirie  received the Best Dean Award of the Year 2022 in honor of his outstandin...
06/11/2022

Congratulations! Our dean Dr-Najib Isse Dirie received the Best Dean Award of the Year 2022 in honor of his outstanding administration and selfless dedication to the Faculty of Medicine and Health Sciences

,

Hambalyo hambalyo!!!Dhamaan hogamiyasha cusub ee kullliyada caafimadka iyo culuumta sayniska. Walaalayaal waxaan idin ra...
20/10/2022

Hambalyo hambalyo!!!

Dhamaan hogamiyasha cusub ee kullliyada caafimadka iyo culuumta sayniska. Walaalayaal waxaan idin rajeynayaa inuu alle xilka aad qabateen idin fududeeyo. Waxaa la idinkaga bahan yahay inaad wadda shaqeeyn muujisaan si guushiina u sahlanaato.

Markale waxaan idin Leeyahy HAMBALYO HAMBALYO!!

ku soo dhawaada shaqo iyo masuuliyad.πŸŽŠπŸŽ‰

Hambalyo hambalyo!!! Hogamiyaha cusub ee kullliyada caafimadka iyo culuumta sayniska. waxaan kuu rajeynayaa inuu alle xi...
20/10/2022

Hambalyo hambalyo!!!

Hogamiyaha cusub ee kullliyada caafimadka iyo culuumta sayniska. waxaan kuu rajeynayaa inuu alle xilka aad qabatay ku fududeeyo.

Markale waxaan ku Leeyahy HAMBALYO HAMBALYO!!

ku soo dhawoow shaqo iyo masuuliyad.πŸŽŠπŸŽ‰

Qeybta 1Waxa Si toos ah u bilowday doorashada godumiyaha xukumada ardeyda cafimaad ka ee SUMSA iyo tan xildhibaan ka (SE...
19/10/2022

Qeybta 1

Waxa Si toos ah u bilowday doorashada godumiyaha xukumada ardeyda cafimaad ka ee SUMSA iyo tan xildhibaan ka (SENATOR)

.
--------------------------------
SUMSA OFFICE
sumsa@simad.edu.so
19/10/2022
Mogadishu-Somalia

MOWLIID ABDIRAHMAN ALI  oo u tagan qabshada xilka xildhibaanimo Xukuumada ardayda jamacada simad ee XAJSI  .------------...
18/10/2022

MOWLIID ABDIRAHMAN ALI oo u tagan qabshada xilka xildhibaanimo Xukuumada ardayda jamacada simad ee XAJSI
.
--------------------------------
SUMSA OFFICE
sumsa@simad.edu.so
19/10/2022
Mogadishu-Somalia

FAISA SHIRWAC ABDULLAHI  oo u tagan qabashada Godumiyaha midowga ardayda kulliyada Cafimad ka ee SUMSA  .---------------...
18/10/2022

FAISA SHIRWAC ABDULLAHI oo u tagan qabashada Godumiyaha midowga ardayda kulliyada Cafimad ka ee SUMSA
.
--------------------------------
SUMSA OFFICE
sumsa@simad.edu.so
19/10/2022
Mogadishu-Somalia

SAMIIRA ALI MOHAMUUD  oo u tagan qabshada xilka xildhibaanimo Xukuumada ardayda jamacada simad ee XAJSI  .--------------...
18/10/2022

SAMIIRA ALI MOHAMUUD oo u tagan qabshada xilka xildhibaanimo Xukuumada ardayda jamacada simad ee XAJSI
.
--------------------------------
SUMSA OFFICE
sumsa@simad.edu.so
19/10/2022
Mogadishu-Somalia

Address

Warshadaha Street
Mogadishu
630

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SIMAD University Medical Student Association SUMSA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to SIMAD University Medical Student Association SUMSA:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category