Health and Nutrition Aid Network - HANAN

Health and Nutrition Aid Network - HANAN Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Health and Nutrition Aid Network - HANAN, Medical and health, Mogadishu.

Calaamadaha iyo cudarada sababa
01/01/2019

Calaamadaha iyo cudarada sababa

Benefits of CucumberFAIDA UU leyahay qajaarka
03/10/2018

Benefits of Cucumber
FAIDA UU leyahay qajaarka

Masha Allah alla ayey mahad oo dhan usugnaatay kaa oo inoo suuragiliyay in Training kii IYCF siwanaagsan inoogu bilowday...
26/09/2018

Masha Allah alla ayey mahad oo dhan usugnaatay kaa oo inoo suuragiliyay in Training kii IYCF siwanaagsan inoogu bilowday kadib silamid ah oo aad uquruxbadan inoogu soo gaba gaboobay waxaan rajeyneynaa intii ka faideysatay in sifiican bulshada fariintaas ugaarsiin doonaan qofkastana tacliinata ama barida haka bilaawa gurigiisa si caruurta uhelaan daryeel iyo koriima fiican waad mahadsantihiin dhaman

25/09/2018

Waxaa si wanaagsan usocda Training kii IYCF

-------- OGEYSIIS TABABAR MUHIIM AH ------------------ Barnaamijka Quudinka Ilmaha yar yar --------------------- BARNAAM...
16/09/2018

-------- OGEYSIIS TABABAR MUHIIM AH -----------
------- Barnaamijka Quudinka Ilmaha yar yar -----
---------------- BARNAAMIJ ISKAASHI AH ------------

-TABABARKAN WAXAA ISKA KAASHANAAYO -
---------------- SHABAKADA GARGAARKA CAAFIMAADKA IYO NAFAQADA --------------------
IYO URURKA KALKAALIYEYAASHA DA'DA YAR.

Tababarkan qofka qaata wuxuu ka shaqeyn karaa MCHs iyo Xarumaha hooyada iyo dhalaanka ee ka shaqeeya arimaha Nutritionka. Sidoo kale wuxuu noqon karaa la taliye dhanka quudinta ilmaha yaryar (IYCF Counsellor).


: Quudinta ilmaha yaryar iyo caruurta ( INFANT AND YOUNG CHILD FEEDING - IYCF).

: Mr Liban Mohamed Abdi
(Dietician, Master in Nutrition)
(Senior Lecturer Capital University)

: Jaamacadda SIU, KM4, Abdi qasim, Administration Campus.

: 24 - 25/SEPT/2018.

: 2:30PM - 4:30PM

: 2 Maalmood

: $2

: $4

NB: Waxaad isku diiwaan galinkarta shahaadadana ku dalban kartaa qaab ONLINE ah ama xafiiska ayaad imaan kartaa.

ISDIIWAAN GALINTA ONLINEKA AH:
EVC+ 0615582151 / 0618887374

SALAAM SOMALI BANK:
(Isdiiwan galin) *799*30784343*2 # FAHFAHIN: magaca oo dhamestiran.

(Shahaado dalbasho) *799*30784343*4 # FAHFAHIN: magaca oo dhamestiran.

WIXI FAHFAHIN AH LA XIRIIR: 0615582151 / 0618887374.

KASOO QEYB GAL WACAN.

15/09/2018
28/08/2018
28/08/2018
27/08/2018

Shabakada Gargaarka Caafimaadka iyo Nafaqeynta
Waa shabakad isku xerta Gargaarka Caafimaadka iyo Nafaqeynta qasatan dalka Somalia

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Health and Nutrition Aid Network - HANAN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram