30/01/2026
“Isbitaalka Kalkaal waa astaanta ay ku mideysan yihiin quburo caafimaad oo heer caalami ah, kana kala yimid daafaha dunida, balse hal riyo iyo hal himilo ku Kulmisey
Daryeel caafimaad oo tayo, naxariis iyo kalsooni leh, si loo badbaadiyo loona daryeelo nolosha bulshada Soomaaliyeed.”