Dr.Goraat center

Dr.Goraat center xarunta waxeey kaa daweeyneysaa xanuunada kala ah
1.cudurka gestaanta ama ciriqa,sciatic nerve

17/09/2025

DR.GORAAT CENTET

17/09/2025

Ogaysiis ogaysiis waxaa la ogaysiinayaa dhammaan bulshada kudhaqan magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda in ay ka faa'iidaystaan Dr Goraat oo sitoos ah kaga holbilaabaya xarunta caafimaadka ee Eliet celinc center fiiro gaar ah waxaa sitoos ah u socoto shaqadii waliba waxaa lagu so gordhiyey qalab casri ah oo laysar

Wuxuu kaa dawayn doonaan xanuunada kala ah
1.Stroke ama faaliga
2.seedah adkaaday
3.toobinka casri ah
4.masaajka dabka
5.cirba xanuunka
6.xanuunka Baabasiirka, Wuxuuna talo fiican kaa siin doonaa xanuunka baabasiirka wuxuuna kaa sixi doonaa dhammaan raashinka saamaynta kuleh xanuunkaan baabasiirka(adigoo gubin, durin,qalan )muddo kooban ayaa lagaaga dawayn doonaa oo 2isbuuc ah Insha alah

7.geestaanta ama ciriqa oo kamid ah xanuunada neerbaha oo ka imaada xiriirka dhabarka, saameeyana qaarka danbe ee jirka bini'aadamka.

Calaamadaha lagu garankaro in uu xanuunku gestaanta waxaa kamid ah
1.in aad dareento dhabar xanuun,
2.sinta iyo barida oo kuxanuuna,
3. inaad si joogta ah u dareento kabaabyo joogta ah waliba xilliyada uu dhiigu qabow yahay ,
4.qofka oo dareema sidii inay durayaan cirbado xaga cirbaha iyo sinta ah, 5.dhuutin uu ka dareemayo lugaha gaar ahaan lugta uu xanuuku kubadan yahay,
6. in uu qofku dareemo gubasho cagaha ah,
7.diciifnimo uu ka dareemo qeybaha hoose ee jirka,
8. tabar dari xaga murqaha ah,
9.in uu si lamafilaan ah udareemo feyl roor ama seed bood, iyo in uu qofka ka dareemo qaarka danbe ee jirkiisa sidii inay wax qaniineen oo kale, Insha Allah muddo kooban ayaa lagaaga dawayn doonaa adigoon wax daawo ah qaadanin

Wuxuu isticmaali doonaa qalab casri ah oo laysar ah

Xarunta uu joogo Eliet celinc center oo Kutaala Dagmada Hodan Gaar ahaan xaafad Albarako kaso Horjedka maqaayada ceynu Shamsi magalaga Muqdisho wixii faah faahin ah kala xiriir 0613491249
Waxayna sitoos ah shaqadu uga socotaa xarunta Eliet celinc center
fadlan horey u gaar ee ka faa'iidayso Dr Goraat

07/10/2023

Tt

04/10/2023

Ogeeysiis ogeeysiis ogeeysiis bulshada kudhaqan magaalada muqdisho& nawaaxigeeda waxaa la ogeeysiinayaa in aay ka faa,ideystaan xarunta Dr.Goraat center
xarunta waxeey kaa daweeyneysaa xanuunada kala ah
1.cudurka gestaanta ama ciriqa.
2.dhabar xanuunka
3.Cirba xanuunka.
4.Daweynta baabasiirka iyo talo-siintiisa

Gaar ahaan
Calaamadah lagu garto xanuunka Geestaanta ama ciriqa waa xanuun daran ee xagga hoose xubnaha jirka oo uu ku jiro sida
1.dhabar xanuun
2.sinta iyo barida oo xanuunta.
3.Dareen ahaan kabaabyo
4.qof oo dareemo ineey durayaan cirbado xagga cagaha iyo sinta
5. Dareen gubasho cagaha ah
6.cagaha kabaabyoodo
7.dhutin oo xaga lugaha
8.muruq oo daciifnimo
9 Daciifnimada jidhka hoose.
10.daciifnimo xagga murqaha ah
Insha alah mudo Kooba ayaa lagaga daaweyndonaa adigoo wax daawa ah qaadan insha alah
(Dr.goraat )

Shaqa xarunta weey socotaa

waxii faah-faahin ah kala xariir
Tell 0613491249

Wax qabadka xarunta waxii faah-faahin ah kala xariir Tell
04/10/2023

Wax qabadka xarunta waxii faah-faahin ah kala xariir Tell

24/03/2023

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 07:00 - 22:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252615076580

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Goraat center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram