08/08/2020
OGEYSIS dhaman bulshada somaliyey gaar ahaan dadka ku dhaqan muqdisho iyo nawaaxigeda waxa la ogeysinaya in isbitalka taqasusiga ah ee daryeel uu ka howl bilaabay dhaqtar ku taqasusay cudurada ku dhaca dhagaha sanka iyo cunaha iyo qaliimadoda oo casri ah fadlan hadii baahi aad uqabti soo booqo xarunta isbitalka isgoska 4ta darjiino ama ka wac 06199938780 /0615544698
Visit numberka waa bilaash ama lacag la'aan