Somali Sudanese Specialized Hospital

Somali Sudanese Specialized Hospital The Somali Sudanese Specialist Hospital is a Somali-owned hospital registered by the Ministry of Heal
(1)

29/04/2026

Meeqo talaal ayey u baahan tahay hooyada uurka leh? Bilaahee ayayna kala qaadan kartaa?

28/04/2026

Waxaa dhowaan bilaaban doona olole caafimaad oo muhiim ah oo ay si wadajir ah u fulinayaan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Isbitaalka Somali Sudanese, kaas oo diiradda lagu saarayo daaweynta iyo qalliimada carruurta ku dhalata xanuunnada wadnaha.

Hambalyo !Isbitaalka Takhasusiga ah ee Somali Sudanese wuxuu hambalyo u dirayaa Agaasimaha Caafimaadka isbitaalka, Dr. M...
28/04/2026

Hambalyo !
Isbitaalka Takhasusiga ah ee Somali Sudanese wuxuu hambalyo u dirayaa Agaasimaha Caafimaadka isbitaalka, Dr. Mohamed Siyad Hassan, oo loo doortay Xoghayaha Guud ee Ururka Dhakhaatiirta Indhaha Soomaaliyeed (SOS).

Waxaan kuu rajaynaynaa guul, hufnaan, iyo horumar aad ku gaarsiiso adeegyada daryeelka indhaha ee Soomaaliya.

27/04/2026

Isbitaalka Somali Sudanese wuxuu kuu keenay khubaro timo-beeris oo ka yimid Turkey.
Waxay na ku qaban doonaan dhammaan adeegyada timo-beerista:
Timo-beeris casri ah (Hair Transplant)
Buuxinta meelaha bannaan (Hairline & Density restoration)
Daaweynta timo daadashada
La-talinta iyo qiimeynta xaaladda timaha
PRP Therapy (kicinta koritaanka timaha)
Daryeelka kadib timo-beerista
Ma ku dhibtoonaysaa timo daadasho, salxo ama bidaar?
Hadda waa waqtigii aad dib ugu heli lahayd kalsoonidaada. Isqorista waxeey kasocotaa xarunta dhexe ee yaan lagaa buuxinin.
๐Ÿ“ž Wac hadda: 252-613233333
โ˜Ž๏ธ Ama garaac: 247

Shaacinta Guuleystaha! โœจ๐ŸŒŸ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ก๐š ๐“๐ข๐ฃ๐š๐š๐›๐ข ๐๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐ค๐š๐š๐  Ibrahim Khaliil  ๐ŸŽ‰๐ŸŽŠ๐Ÿ’ฏ Waxa uu buuxiyay dhammaan shuruudihii la ra...
27/04/2026

Shaacinta Guuleystaha! โœจ๐ŸŒŸ
๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ก๐š ๐“๐ข๐ฃ๐š๐š๐›๐ข ๐๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐ค๐š๐š๐  Ibrahim Khaliil ๐ŸŽ‰๐ŸŽŠ
๐Ÿ’ฏ Waxa uu buuxiyay dhammaan shuruudihii la rabay:
โœ… Like saar Page-ka
โœ… Share dheh Post-ka
โœ… Tag ku dheh 3 saaxiib
โœ… Jawaab ku bixi Comment-ka
โœ… Cinwaan sax ah
โœ… Share garee 5-dii post ee ugu dambaysay
๐Ÿ”ข Number-kii nasiibka ahaa: 188๐ŸŽ



See less

26/04/2026

Wadnahaaga mararka qaar wuu kuu digayaaโ€”ha iska indho tirin calaamadahaas.

๐ŸŽฅ Dr. Abdirahman Mohamed Hassan ayaa si kooban kuugu sharxaya calaamadaha halista ah ee u baahan feejignaan degdeg ah.

๐Ÿ’™ Badbaadi naftaada, kana hortag khataraha kahor inta aysan goor dambe noqon.

26/04/2026

Isbitaalka Somali Sudanese waxaa diyaar kuugu ah dhakhaatiir ku takhasusay cudurrada indhaha, dhegaha, sanka iyo cunaha (ENT).
Waxaad ka heli kartaa adeegyo caafimaad oo tayo sare leh, baaritaanno sax ah, iyo daryeel casri ah oo lagu kalsoonaan karo.
Ha dayicin caafimaadkaaga โ€” maanta kaalay Somali Sudanese Hospital, si aad u hesho adeeg caafimaad oo hufan iyo daryeel aad ku qanacdo.

๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir:
โ˜Ž๏ธ 247 (Lambarka gaaban)
๐Ÿ“ฑ WhatsApp: 0613233333

25/04/2026
World Malaria DayDuumadu waa laga hortagi karaaโ€”badbaadi nolosha maanta.
25/04/2026

World Malaria Day
Duumadu waa laga hortagi karaaโ€”badbaadi nolosha maanta.

25/04/2026

Isbitaalkeenna Somali Sudanese Specialized Hospital wuxuu kuu keenay khubaro timo-beeris oo ka yimid Turkey.
Waxay na ku qaban doonaan dhammaan adeegyada timo-beerista:
Timo-beeris casri ah (Hair Transplant)
Buuxinta meelaha bannaan (Hairline & Density restoration)
Daaweynta timo daadashada
La-talinta iyo qiimeynta xaaladda timaha
PRP Therapy (kicinta koritaanka timaha)
Daryeelka kadib timo-beerista
Ma ku dhibtoonaysaa timo daadasho, salxo ama bidaar?
Hadda waa waqtigii aad dib ugu heli lahayd kalsoonidaada. Isqorista waxeey kasocotaa xarunta dhexe ee yaan lagaa buuxinin.
๐Ÿ“ž Wac hadda: 252-613233333
โ˜Ž๏ธ Ama garaac: 247

ุฅูู†ู‘ูŽ ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ู…ูŽุง ุฃูŽุฎูŽุฐูŽ ูˆูŽู„ูŽู‡ู ู…ูŽุง ุฃูŽุนู’ุทูŽู‰ุŒ ูˆูŽูƒูู„ู‘ู ุดูŽูŠู’ุกู ุนูู†ู’ุฏูŽู‡ู ุจูุฃูŽุฌูŽู„ู ู…ูุณูŽู…ู‘ู‹ู‰ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุงุฑู’ุญูŽู…ู’ู‡ู ูˆูŽุงุบู’ููุฑู’ ู„ูŽู‡...
25/04/2026

ุฅูู†ู‘ูŽ ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ู…ูŽุง ุฃูŽุฎูŽุฐูŽ ูˆูŽู„ูŽู‡ู ู…ูŽุง ุฃูŽุนู’ุทูŽู‰ุŒ ูˆูŽูƒูู„ู‘ู ุดูŽูŠู’ุกู ุนูู†ู’ุฏูŽู‡ู ุจูุฃูŽุฌูŽู„ู ู…ูุณูŽู…ู‘ู‹ู‰
ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุงุฑู’ุญูŽู…ู’ู‡ู ูˆูŽุงุบู’ููุฑู’ ู„ูŽู‡ู ูˆูŽุงุนู’ูู ุนูŽู†ู’ู‡ูุŒ ูˆูŽุฃูŽุณู’ูƒูู†ู’ู‡ู ููŽุณููŠุญูŽ ุฌูŽู†ู‘ูŽุงุชููƒูŽ ูŠูŽุง ุฑูŽุจู‘ูŽ ุงู„ู’ุนูŽุงู„ูŽู…ููŠู†ูŽ

Waxaan halkan uga tacsiyeeyneynaa maamulka iyo shaqaalaha Isbitaalka Takhasusiga Somali Sudanese geerida ku timid ๐ƒ๐ซ ๐ฃ๐š๐ฆ๐ข๐ฅ๐จ ๐ฆ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐ก๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง , aabaheed oo ku geeriyooday Muqdisho.
Alle ha siiyo samir iyo iimaan dhammaan qoyskiisa.




Naxariisto





๐“๐ข๐ฃ๐š๐š๐›๐ข N๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐ค๐š๐š๐ ๐š Kuna Guuleyso $๐Ÿ๐ŸŽKa Qabso Hal Number Inta Udhaxeesa 001----- 495๐Ÿ- ๐‹๐ข๐ค๐ž ๐ฌ๐š๐š๐ซ ๐๐š๐ ๐ž-๐ค๐š .๐Ÿ- ๐’๐ก๐š๐ซ๐ž ๐๐ก๐ž๐ก ...
24/04/2026

๐“๐ข๐ฃ๐š๐š๐›๐ข N๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐ค๐š๐š๐ ๐š Kuna Guuleyso $๐Ÿ๐ŸŽ
Ka Qabso Hal Number Inta Udhaxeesa 001----- 495
๐Ÿ- ๐‹๐ข๐ค๐ž ๐ฌ๐š๐š๐ซ ๐๐š๐ ๐ž-๐ค๐š .
๐Ÿ- ๐’๐ก๐š๐ซ๐ž ๐๐ก๐ž๐ก ๐๐จ๐ฌ๐ญ ๐ ๐š .
๐Ÿ‘- ๐“๐š๐  ๐Š๐ฎ ๐๐ก๐ž๐ก ๐Ÿ‘ ๐ช๐จ๐Ÿ ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐›๐š๐๐๐š๐š
๐Ÿ’- ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฃ๐š๐ฐ๐š๐š๐› ๐ฌ๐ฎ'๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐š๐ก๐š๐š๐ง.
๐Ÿ“-๐’๐ก๐š๐ซ๐ž ๐†๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ 7 dii Post U dambeysay Page-ka
๐Ÿ”-๐…๐จ๐ฅ๐ฅ๐จ๐ฐ ๐†๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐Œ๐ž๐๐ข๐š ๐๐ฅ๐š๐ญ๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐ฌ-๐ค๐š ๐’๐’๐’๐‡
๐…๐ˆ๐ˆ๐‘๐Ž ๐†๐€๐€๐‘ ๐€๐‡ ๐Ÿ‘‡
https://www.tiktok.com/
https://www.instagram.com/somalisudanese/
๐…๐ˆ๐ˆ๐‘๐Ž ๐†๐€๐€๐‘ ๐€๐‡
JAWAAB BIXINTA WAXAY SOCONAYSAA ILAA MAALINKA JIMCAHA 9:00 AM SUBAXNIMO

Address

Hodon Distract
Mogadishu
ZONAKEYSTREET

Telephone

+252613233333

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Sudanese Specialized Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category

wacyi Galinta Dhibatada Tubakada

#Anti-Tobacco Day 31-5-2018

#Dhibaatooyinka Tubaakada

#Tubaakada sida Sigaarku wuxuu bulshada ku hayaa dhibaato baaxad wayn leh, dhakhtar kasta iyo cilmibaare kasta waxay isku waafaqsan yihiin inuu caafimaadka halis u yahay, laakiin sidaas ay tahayne, isticmaalkiisu maalinba maalinta ka dambaysa wuu sii kordhayaa, waa maandooriye halis ah oo hadduu qofka qabatimo ay adag tahay inuu joojiyo, mar walbana marka ka sii dambaysa, isticmaalkiisu wuu sii kordhiayaa illaa uu noloshaada oo idil la wareego.