Rasmi Hospital

Rasmi Hospital rasmi hospital waxuu u adeega bulshada somaliyeed xaka bahyaha caafimaad

📢📢 Bisharo bisharo macamiishena  waxaan ugu bishareenena in malinta khamiista free uga dhigne ultrasound ka ka faai dees...
27/04/2023

📢📢 Bisharo bisharo macamiishena waxaan ugu bishareenena in malinta khamiista free uga dhigne ultrasound ka ka faai deesta shaqada waxee bilawane 11:00 maalin kasta
0619006977

Eid mubarak muslimiinta allaha naga aqbalo acmaasha
12/05/2021

Eid mubarak muslimiinta allaha naga aqbalo acmaasha

Maalinta umulisada aduunka 5.may waxaan u hanmbalyeeyneenaa dhamaan umulisoyinka somaliyees shaqada ee u hayaan bulshado...
06/05/2021

Maalinta umulisada aduunka 5.may waxaan u hanmbalyeeyneenaa dhamaan umulisoyinka somaliyees shaqada ee u hayaan bulshadooda si qaas ah fagaareste

05/05/2021

5 may oo loo asteyay maalinta umulisoyinka aduunka hampalyo umulisoyinka soomaliyeed

Dhiig karka waxaa loo yaqaan    .Sababtana waa wax calaamada ma dareemeesid ilaa aa makinada dhiig cabirka aa iska cabir...
09/04/2021

Dhiig karka waxaa loo yaqaan .
Sababtana waa wax calaamada ma dareemeesid ilaa aa makinada dhiig cabirka aa iska cabirtid mooye.
Dadka u nugul
1. dadka waa ween
2. Dadka buuran
3. Dadka aan socon ama fadhiga baddan
4. Dadka cusbo badan qaata
5. Dadka qoskooda qaba dhiig karka
6. Dadka walwaka badan ama strees
7. Cudurada qaar sida sokorta iyo kilyaha

05/04/2021

5 bil iyo bar baby uurka ku jira

Save delivery masha allah 3 babay
03/04/2021

Save delivery masha allah 3 babay

Rasmi hospital waxa ka helesaasn dhaqtar ma qaarka galabkii 4:00 pm saac
01/04/2021

Rasmi hospital waxa ka helesaasn dhaqtar ma qaarka galabkii 4:00 pm saac

31/03/2021

Sadax bilood baby uurka ku jira
Rasmi hospital wuxuu idinka haqabtiraa bahiyada caafimaad ee hooyada uurka leh ilaa dhalmada
Wixii fahfaahinaa
Whats app number 0619006977

Kusoo dhawoow Rasmi Hospital Adegyada aad kaheleyso waxa kamid ah1.Dhaqtarka carurta 2. Dhaqtarka haweenka 3. Dhaqtarka ...
30/03/2021

Kusoo dhawoow Rasmi Hospital
Adegyada aad kaheleyso waxa kamid ah
1.Dhaqtarka carurta
2. Dhaqtarka haweenka
3. Dhaqtarka cudurada guud
4. Dhaqtarka maqarka
5. Dhaqtarka ilkaha iyo afka
Sheybar casri ah , computerka urkujirta
Iyo Umuliso 24sac
F.G maalinta khamiista computerku waa bilaash.
Wuxuu ku yala Tarbunka kaso horjeedka qaburaha c.rashiid ama qaranka.

Contact Us: 0619006977 / 0616672211

Bishaaro BishaaroNumber dhaktarka maqaarka iyo baaritaankiiska waa bilaashGalabti bacdal casar.619006977/616672211
22/03/2021

Bishaaro Bishaaro
Number dhaktarka maqaarka iyo baaritaankiiska waa bilaash
Galabti bacdal casar.
619006977/616672211

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 00:00 - 23:59
Tuesday 00:00 - 23:59
Wednesday 00:00 - 23:59
Thursday 00:00 - 23:59
Friday 00:00 - 23:59
Saturday 00:00 - 23:59
Sunday 00:00 - 23:59

Telephone

+252619006977

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rasmi Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category