SNU Medical Students' Association

SNU Medical Students' Association The official Somali National University Medical Students' Association page. SNUMSA empower

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‘๐š๐ค๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐”๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof, Dr...
11/11/2025

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‘๐š๐ค๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐”๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof, Dr. Maxamed Maxamuud ayaa maanta xarunta KM4 ee Jaamacadda waxa uu kulan isbarasho iyo is-xog wareysi ah kula yeeshay hoggaanka Ardayda Jaamacadda oo ay ugu horeeyaan Guddoonka, Xubnaha Naadiga Ardayda iyo Guddoomiyeyaasha Kulliyadaha.

Date : 11/11/2025 Introducing the newly appointed Head of Sports of SNUMSA
11/11/2025

Date : 11/11/2025
Introducing the newly appointed Head of Sports of SNUMSA

Waxaa si guul leh lagu soo gabagabeeyay tababarka  cinwaankiisu ahaa  โ€œBasic Surgical Skillsโ€ Tababarkan oo lagu qabtay ...
08/11/2025

Waxaa si guul leh lagu soo gabagabeeyay tababarka cinwaankiisu ahaa โ€œBasic Surgical Skillsโ€

Tababarkan oo lagu qabtay xarunta Kulliyadda, wuxuu qayb muhiim ah ka ahaa dadaallada kulliyaddu ku horumarinayso aqoonta iyo xirfadaha caafimaadka ee ardayda. Ujeeddada guud ee tababarku waxay ahayd in lagu kobciyo xirfadaha aasaasiga ah ee qalliinka, laguna dhiirrigeliyo kalsooni iyo xirfad ku saleysan waayo-aragnimo dhab ah.

Tababarka waxaa bixinayay Dr. Nuuradiin Maxamed, oo ah dhakhtar ku takhasusay Qalliinka Guud iyo Qalliinka Laparoscopic-ga.

Kulliyadda Caafimaadka iyo Qalliinka waxay u mahadcelinaysaa dhammaan ardayda, abaabulayaasha iyo fududeynta tababarka, kuwaas oo dadaalkoodii iyo is-xilqaankoodii ay suurto geliyeen in uu noqdo mid si heer sare ah u qabsooma.

Midowga ardeyda caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa soo dhaweyn diiran u sameeyay dufacada cusub ee kuso...
03/11/2025

Midowga ardeyda caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa soo dhaweyn diiran u sameeyay dufacada cusub ee kusoo biiraysa kulliyada daaweynta iyo qaliinka sanad dugsiyeedka 2025-26
barnaamijkan waxaa soo abaabulay madaxa arimaha Gudaha ee midowga ardeyda caafimaadka ee JUS Dr. Zakarie Hassan Ibrahim .
Waxaan umahadcelineynaa Dr ka iyo team-kiisa oo juhdi iyo waqti badan galiyay barnaamijkan.

01/11/2025

Highlights of Breast Cancer Campaign


Midowga ardeyda kulliyadda daaweynta iyo qaliinka ayaa maalinta 3aad ee ololaha wacyigalinta cancer ka naasaha kasameeya...
27/10/2025

Midowga ardeyda kulliyadda daaweynta iyo qaliinka ayaa maalinta 3aad ee ololaha wacyigalinta cancer ka naasaha kasameeyay campus-ka shabeelle (Xamar Wayne ) ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo Iskuulka โ€œMacalin Jaamacโ€



Midowga ardeyda kulliyadda daaweynta iyo qaliinka ayaa maalinta 2aad ee ololaha wacyigalinta cancer ka naasaha kasameeya...
26/10/2025

Midowga ardeyda kulliyadda daaweynta iyo qaliinka ayaa maalinta 2aad ee ololaha wacyigalinta cancer ka naasaha kasameeyay campus-ka Gaheyr ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed



Midowga ardeyda kulliyadda daaweynta iyo qaliinka ayaa maalinta 1aad ee ololaha wacyigalinta cancer ka naasaha kasameeya...
25/10/2025

Midowga ardeyda kulliyadda daaweynta iyo qaliinka ayaa maalinta 1aad ee ololaha wacyigalinta cancer ka naasaha kasameeyay campus-ka km4 ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed



Qeybta 1 sawiradda      โ€œFuritaanka Olalaha Wacyigelinta Kansarka Naasahaโ€Midowga ardeyda caafimaadka ee Jaamacadda Umma...
24/10/2025

Qeybta 1 sawiradda
โ€œFuritaanka Olalaha Wacyigelinta Kansarka Naasahaโ€
Midowga ardeyda caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa si Rasmi u daahfuray โ€œ Olalaha Wacyigelinta Kansarka Naasahaโ€ iyagoo kaashanaaya Kuliyadda Caafimaadka iyo Royal Hospital .
Olalahaan Oo xoog lagu saari doonno ardeyda JUS ee dhigta campus-yada kala duwan ee Ku yaala magaalada Muqdisho.
Iyagoo la bari doono kansarka naasaha calaamadihiisa iyo Sida la isku baaro adigoo gurigaaga jooga โ€œBreast self examinationโ€

Waxaa u mahadcelineyna macalimiinta iyo Marti sharafta nagala soo qeyb gashay Furitaanka Olalaha
Dr Sagal Omar , Pathologist (Barre JUS)
Dr Hussien Abshir , Oncologist (Barre JUS)
Dr Muna Hussein Hassan , OBGYN (Marti) , Royal Hospital

Waxaa Sidoo kale u mahadcelineyna Kaaba geliyaha Olalaha Wacyigelinta Kansarka Naasaha โ€œRoyal Hospitalโ€ oo door Weyn ka qaatay barnaamijkaan.

Sidoo kale waxaa u mahadcelineyna maamulka kulliyada Caafimaadka oo ugu Horeeyo Prof Dr .Abdinor Gareey Oo aad ugu qeyb qaatay olalaha Wacyigelinta kansarka naasaha

The Somali National University Medical Studentsโ€™ Association has officially launched the โ€œBreast Cancer Awareness Campaignโ€ in collaboration with the Faculty of Medicine and Royal Hospital.
This campaign will focus on students from various campuses of Somali National University across Mogadishu,
teaching them about the signs and symptoms of breast cancer and how to perform breast self-examination at home.

We extend our sincere gratitude to the lecturers and honorable guests who joined us for the opening ceremony:
Dr. Sagal Omar, Pathologist (Lecturer, SNU)
Dr. Hussein Abshir, Oncologist (Lecturer, SNU)
Dr. Muna Hussein Hassan, OBGYN (Guest), Royal Hospital

We also express our appreciation to the sponsor of the Breast Cancer Awareness Campaign, Royal Hospital, for playing a major role in supporting this program.

Lastly, our thanks go to the administration of the Faculty of Medicine, led by Prof. Dr. Abdinor Gareey, for their active participation and support in this important campaign.

Midowga ardeyda caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa u qabtay ardeyda ku jirto basic science ee kulliyadd...
21/10/2025

Midowga ardeyda caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa u qabtay ardeyda ku jirto basic science ee kulliyadda daaweynta iyo qaliinka โ€œSemester Orientationโ€ oo ah sida loo diyaariyo casharada maadoyinka basic science-ka iyo meelaha laga diyaariyo.
Barnaamijkan waxaa soo abaabulay madaxa arimaha horumarinta ardeyda Dr. Rayan Mohamed Musse
Waxaan umahadcelineynaa Dr. Rayan iyo team-keeda oo juhdi iyo waqti badan galiyay barnaamijkan , oo ardeyda waxbadan kafaa'ideen.

The Somali National University Medical students Association organized a โ€œSemester Orientationโ€program for the students in the Basic Science stage of the Faculty of Medicine and Surgery focused on how to prepare lessons for Basic Science subjects and the key sources for preparation.
The program was organized by the Head of Student Development Affairs, Dr. Rayan Mohamed Musse.
We would like to express our gratitude to Dr. Rayan and her team for the great effort and time they dedicated to this program, from which the students greatly benefited.

19/10/2025Midowga ardeyda caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa qabtay tababar  ku saabsan cancerka ku dha...
20/10/2025

19/10/2025
Midowga ardeyda caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa qabtay tababar ku saabsan cancerka ku dhaca naasaha asagoo Kaashanaayo Somali Medical Association (ururka dhakhaartiirta Soomaaliyeed)
Tawabar ka oo loogu talagalay ardeyda ka qeyb qaadanaayaan campaign dhawaan oo midowga qaban doono si kor loogu qaado wacyiga, xirfada iyo aqoontooda ku aadan cancerkas naasaha.

โ€Žุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ู€ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนูˆู†ูŽGudoomiyaha SNUMSA iyo dhamaan ardeyda kulliyada caafimaadka waxay tacsi tiir...
13/10/2025

โ€Žุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ู€ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนูˆู†ูŽ
Gudoomiyaha SNUMSA iyo dhamaan ardeyda kulliyada caafimaadka waxay tacsi tiiraanyo leh u diraayaan Maryama cumar cali oo xalay aabaheeda geeriyooday.
waxaan Alle uga baryaynaa in uu janaddi Firdowsa ka waraabiyo, dhamaan eheladii iyo asxaabtii oo ka geeriyooday samir iyo iimaan siiyo.
Amiin Amiin Amiin

Address

Ventiuno Street, 252 Mogadishu
Mogadishu

Telephone

+252619132831

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SNU Medical Students' Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to SNU Medical Students' Association:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram