24/11/2025
Waan jeclahay in arrintan si cad loo fahmo:
Haddii jirku xasaasiyad u qabo cunno gaar ah — cuntooyinkaas marna looma siin karo cunugga caafimaad ahaan.
Sababta?
Maxaa yeelay hal jeer oo keliya oo la siiyo waxay sababi kartaa falcelin halis ah:
– finan
– matag
– neef-qabasho
– xataa xaalado khatar gelin kara nolosha.
Marka aan dhahno “ha la joojiyo”, waxaan ilaalinaynaa badbaadada cunuga — ma aha in la tijaabiyo ama la eego “bal maxaa dhacaya