Dr Keif Hersi Kheire

Dr Keif Hersi Kheire Health Care

Dr KEIF HERSI KHEIRE Ayaa Kala Badbaadisay  Maamo Xaalkeedu aad u adkaa  Maamada oo isbitaal kale laga soo dhahay  minka...
04/11/2023

Dr KEIF HERSI KHEIRE Ayaa Kala Badbaadisay Maamo Xaalkeedu aad u adkaa
Maamada oo isbitaal kale laga soo dhahay minkaaga lama badbaadin karo waa lagaa saarayaa, ayaa ugu danbeyn soo haleeshay isbitaalka Dr Keif Hersi Kheire Waxaana Lagu Guuleeystay In minkeeda loo badbaadiyo, Iyadoo loo sameeyey Qaliin (C-SECTION 3)

Wixii Faahfaahin ah Laxariir WhatsApp-ka +252617861155


30/10/2023

WACYIGALINTA KANSARKA NAASAHA(AWARENESS OF BREAST CANCER MONTH) OCTOBER 2023

DR. KEYF HERSI KHEIRE




Wixii Faahfaahin ah Laxariir Number ka Gaaban 2289 Ama WhatsApp-ka +252617861155

12/10/2023

Maamadaan waxa ay nagu soo booqatay isbitaalka iyada oo ka walwalsan tallooyin dhowr ah oo isbitaallo kale laga soo siiyay loona sheegay in ilmaha ay wado ay yihiin Dabo-keen, xal aan qaliin ahayna uusan jirin.

Isbitaalka Dr Osman Fiqi dhakhaatiirta ka howlgasha gaar ahaan qaybta Haweenka oo baaris ku sameeyay xaaladda hooyadaan Soomaaliyeed ayaa ogaaday in ilmaha ay toosan yihiin balse ay billihii dhaafeen.

Dhakhaartiirteena waxa ay ku guuleysteen in qaliin la'aan la fooliyo Alle mahadiisna ay si nabbad ah ku dhasho iyada iyo dhallaankeeda na waa ay badqabaan.

Wixii Faahfaahin ah Laxariir Number ka Gaaban 2289 Ama WhatsApp-ka +252617861155

Ku Soo Dhawaw Dr Osman Fiqi Hospital Qeybtiisa Dhalmada Adeeg Hufan iyo Gacmo Furan.Naga Soo Wac Number ka Gaaban 2289.
21/08/2023

Ku Soo Dhawaw Dr Osman Fiqi Hospital Qeybtiisa Dhalmada Adeeg Hufan iyo Gacmo Furan.

Naga Soo Wac Number ka Gaaban 2289.

03/05/2023

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Dhamaan Bukaanada Dhaqtarada Haweenka Dr Keif Hersi Kheire Ee Isbitaalka Dr Osman Fiqi Hospital , Waxa Lagu Wargalinayaa Maalinkasto Oo Talaada Ah Asbuuc Walba In Loo Sameeyay Qiima Dhimis 50%
1) Numberka Dhaqtarada.
2) Sheybaarka &
3) Computerka.

Health Care

Isbitaalka Dr Osman Fiqi Hospital waxaa Kuugu Diyaar ah Dhaqrarada Haweenka  Dr Keif Hersi Kheire.Wixii faahfaahin la xa...
16/04/2023

Isbitaalka Dr Osman Fiqi Hospital waxaa Kuugu Diyaar ah Dhaqrarada Haweenka
Dr Keif Hersi Kheire.
Wixii faahfaahin la xariir 2289.

28/02/2023

Isbitaalka Dr Osman Fiqi Hospital waxa uu kuula diyaar yahay daryeelka hooyada Uurka leh.
Wixii faahfaahin wac numberka gaaban 2289.

Health Care

27/02/2023

Antenatal Visits
Meeqa mar ayaa hooyada uurka leh looga baahanyahay in ay booqato dhaqtarka haweenka?
Dr Osman Fiqi Hospital

Health Care

16/02/2023

Dhaqtarada Haweenka Isbitaalka Dr Osman Fiqi Hospital Dr Keif Hersi kheire oo Sharaxeesa Qaliimada Loo Sameeyo Hooyada Uurka leh Ee Loo yaqaan (Cesarean section, C-section).

07/12/2022

Dr Keyf Xirsi Kheyre oo ah Dhakhtarada Haweenka oo ka hawlgasha Isbitaalka Dr Osman Fiqi ayaa Sharaxaad ka bixineeysa Dhalma La'aanta Dumarka Alah ayaa bixiyee.

* Wax badan ka Ogow Dhalma la'anta Dumarka.
* Maxaa Sababa?
* Baaritaanada iyo Daaweynteeda?

Wixii faahfaahin Dheer ah la xarir 2289.
Dr Osman Fiqi Hospital.
Dhaqtarada Haweenka.
Dr keyf Xirsi Kheyre.

Address

Taleex
Mogadishu
252

Telephone

+252617861155

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Keif Hersi Kheire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Keif Hersi Kheire:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Dr Osman Fiqi Hospital

Dr Osman Fiqi Hospital Ugu imaw adeeg caafimaad oo dhameestiran.

Isbitaaka waxuu ku yaalaa Mogadishu - Somalia, Wadada Tarabuunka kasoo horjeedka isbitaalkii h**e ee DEVA Hospital