19/04/2026
Tariikhda: 19_4_2026
Waxa Maanta kormeer shaqo ku imi cusbitaalka guud ee Deg sheikh Isuduwaha Wasaaradda Horumerinta cafimaadka Gobolka Saaxil Dr Hasan ' ku Xigeenka WHC Yahye 'madaxa shaaqalaha WHCG Shaafici iyo Madaxa cafimaadka deg sheikh Ismail waxaana kiapo shaqeeyey Maamulka cusbitaalka iyo shaaqalaha
Ujeedada kormeerkuna waa u kuur gelid xaalada guud ee cusbitaalka iyo habsami socodka shaqada
Ugu danbeyntiina isuduwaha iyo Maamulkiisa ayaa ku bogaadiyeen Maamulka cusbitaalka iyo shaaqalaha shaqada fiican ee ay u hayaan u