25/03/2023
Faa'iidada kaluunka ,
kaluunka waxaa ku jira protein aad u sareeya oo ka qayb qaata dhisida iyo isku dheelitirka unugyada (cells) ka jidhka oo dhan.
• Waxaa ku jira (Marine omega 3 fatty acids), oo ka hortaga wadna xanuunka iyo xanuunada ku dhaca wadnaha .
• Waxaa kale oo ku jira maadooyin u fiican kobcinta maskaxda.
Taas oo kor u qaada fahanka iyo xasuusta.
• waxa uu ka qayb qaataa Dhisida difaaca jidhka.
• Iyo waliba Daryeelka timaha.
• Waxa uu La dagaalamaa in maqaarku uu qalalo
• Waxa uu Ka qayb qaataa , dagaalanka xanuunka Cancer ka.
Ugu yaraan isbuucii 3 maalmood waa u umuhiim jirkaaga kaluunka inaad cunto.