Dr Ismail Xaadle

Dr Ismail Xaadle Dr Ismail dirie ali (Dr xaadle) General practitioner
(1)

22/04/2026

5 cunto u wanaagsan maskaxda sare u qaada cafimmadkeda iyo xasuusta maskaxda,,,,,,,,,,,

21/04/2026

Cunooyinka beerka ka saaro sunto sarene u qaada cafimaadkiisa

21/04/2026

4 saliid ku haboon ama ku wanaagsan in lagu karsado cuntada si jirkaga cafimaad uga helo

20/04/2026

Calamadan la isku arko xilga h**e ey kilyaha jiradaan…..

DrMohamed Hirsi wuxuu door muhiim ah ka qaadan doonaa horumarinta adeegyada caafimaadka, gaar ahaan daryeelka haweenka i...
20/04/2026

DrMohamed Hirsi wuxuu door muhiim ah ka qaadan doonaa horumarinta adeegyada caafimaadka, gaar ahaan daryeelka haweenka iyo hooyooyinka, isagoo ka howlgelaya isbitaallada Muqdisho. Bulshada Soomaaliyeed waxay ka faa’iideysan doontaa khibraddiisa iyo xirfaddiisa sare.

Waxaan kuu rajeyneynaa mustaqbal ifaya, guulo joogto ah, iyo inaad noqoto tiir muhiim u ah badbaadinta iyo daryeelka nolosha. Hambalyo mar kale, Doctor!

19/04/2026

Nooce ayaa kugu haboon in aad qaadato macdanta magnisiyumka

18/04/2026

Faaidooyinka caafimaad iyo cudurada ay ka daweynayan liinta iyo sanjabilka hada cabitan ka sameysato

17/04/2026

Cagahaaga ayaa laga ogaan karaa cafimaadka mesha uu marayo mararka qaar

15/04/2026

Hal shey oo dabiici ah oo ka daweynayo laabjexa ama laab qararka

13/04/2026

Waxyabaha sababa in vitamin D3 jirkaga ku yaraado

12/04/2026
12/04/2026

Sidee u kordhin kartaa dhecaanka laga helo kalagoysyada si dabiici ah…

Address

Ankara

Telephone

+905543456314

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Ismail Xaadle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share