Ustaad Faisal Ali Omar

Ustaad Faisal Ali Omar with a Powerful background in teaching and lab training policies and procedures.

Professional microbiologist and Med lab technician, skilled in Clinical Laboratory Management, Molecular diagnosis, Biochemistry, Blood bank, Hematology and pathology.

๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…-๐—ท๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ฎ & ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ(๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ)Daraasad cusub ayaa muujisay in madax-jiidka badan ee kubadda c...
19/11/2025

๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…-๐—ท๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ฎ & ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ(๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ)

Daraasad cusub ayaa muujisay in madax-jiidka badan ee kubadda cagta (Teestada) uu keeni karo isbeddelo ku dhaca qayb maskaxda ka mid ah oo la yiraahdo ๐จ๐ซ๐›๐ข๐ญ๐จ๐Ÿ๐ซ๐จ๐ง๐ญ๐š๐ฅ ๐ ๐ซ๐š๐ฒ-๐ฐ๐ก๐ข๐ญ๐ž ๐ข๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐Ÿ๐š๐œ๐ž, taas oo saameyn karta barashada iyo xusuusta.

๐Ÿ” ๐–๐š๐ฑ๐š isbeddel kuyimaado qaar kamid ah shabakadaha yar yar ka Ee maskaxda ka samaysantahay oo Loo yaqaano, micro-structure-ka maskaxda Waxeena Sababta Hoos u dhac ku yimaada barashada afka (verbal learning).

โš ๏ธ ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต:

In kasta oo madax-jiidku u muuqdo farsamo ciyaareed oo caadi ah, haddana wuxuu yeelan karaa saamayn muuqata oo cimri-dheer ah.

Inkasta oo madax-jiidku u muuqdo farsamo ciyaareed oo caadi ah, haddana wuxuu yeelan karaa saamayn muuqata oo cimri-dheer ah. Sidaa darteed, waa muhiim in dhalinyaradeenna kubadda ciyaartaโ€”gaar ahaan ciyaartoyda si joogto ah u sameeya madax-jiidka, Waa in dhallinyaradu ka feejignaadaan madax-jiidka joogtada ah ee kubadda cagta, maadaama ku celcelintiisu ay keeni karto khataro caafimaad oo maskaxda saameeya.

Halkaan ka aqriso.

This cross-sectional study assesses whether attenuation of the normally sharp microstructural transition at the orbitofrontal gray matterโ€“white matter interface mediates associations of prior 12-month soccer heading and injuries with poorer verbal learning among adult amateur players.

Walaalaha cimraysanaaye ee ku geeriyooday intii ay ku jireen socdaalkii barakaysan, kuna safrayay wadada u dhexaysa Makk...
17/11/2025

Walaalaha cimraysanaaye ee ku geeriyooday intii ay ku jireen socdaalkii barakaysan, kuna safrayay wadada u dhexaysa Makka iyo Madiina, waxaan Ilaahay uga baryayaa naxariis iyo Jannadii Firdowsa.

Waxay ku dhinteen iyagoo ku guda jiray camal wanaagsan; Rabbi ha ka aqbalo camalkooda oo ha u dhigo miisaanka xasanaadka.

โ€œWaxaan Ilaahay ka baryaynaa inuu nagu sugo khayr, cimrigayguna uu inoogu anfaco, in aan dhimanno isagoo naga raalli ah.โ€

Aamiin

14/11/2025

๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐œ๐š๐š๐ง (๐ฌ๐จ๐ง๐ค๐จ๐ซ๐ญ๐š ๐๐ก๐ข๐ข๐ ๐ ๐š) ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ฌ๐š๐ง ๐ฐ๐š๐š:

โžก๏ธ๐…๐š๐ฌ๐ญ๐ข๐ง๐  ๐๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐’๐ฎ๐ ๐š๐ซ (๐…๐๐’) โ€“

Sonkorta dhiigga subax h**e, ka hor inta aan wax la cunin.

โžก๏ธ๐—›๐—ฏ๐—”๐Ÿญ๐—ฐ โ€“ Celceliska sonkorta dhiigga ๐Ÿฎโ€“๐Ÿฏ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ.

โžก๏ธ๐—ข๐—ฟ๐—ฎ๐—น ๐—š๐—น๐˜‚๐—ฐ๐—ผ๐˜€๐—ฒ ๐—ง๐—ผ๐—น๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ ๐—ง๐—ฒ๐˜€๐˜ (๐—ข๐—š๐—ง๐—ง)Sida dhiigga u falceliyo marka sonkor la #

โžก๏ธ๐‘๐š๐ง๐๐จ๐ฆ ๐†๐ฅ๐ฎ๐œ๐จ๐ฌ๐ž Waa baaritaan dhiig oo lagu cabbiro heerka sonkorta wakhti kasta

14/11/2025

โžก๏ธ๐๐ž๐ž๐›๐ญ๐ข๐ข ๐ฌ๐ข๐๐š๐ฑ๐š๐š๐

๐๐จ๐จ๐œ๐ฒ๐š๐๐š ๐’๐จ๐ง๐ค๐จ๐ซ๐จ๐ฐ๐ ๐š (๐ƒ๐ข๐š๐›๐ž๐ญ๐ž๐ฌ ๐“๐ฒ๐ฉ๐ž๐ฌ)

๐Ÿฏ-๐—š๐—ฒ๐˜€๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐——๐—ถ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐˜๐—ฒ๐˜€ โ€“ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ. โ€“ waxa ii ku dhicikaraa hooyada uurka leh.
๐Ÿฐ-๐— ๐—ผ๐—ป๐—ผ๐—ด๐—ฒ๐—ป๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ถ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐˜๐—ฒ๐˜€ โ€“ waxa ii ka dhasha isbadalada ku dhaca hal gene (tusaale MODY).
๐Ÿฑ-๐—ฆ๐—ฒ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐——๐—ถ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐˜๐—ฒ๐˜€ โ€“ waxa uu ka dhalankaraa xanuun kale ama daawo (tusaale steroids, pancreatitis).

14/11/2025

๐—ค๐—ฎ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐Ÿฎ-๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑโ€

๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ท๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ถ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ

โžก๏ธ๐…๐š๐ซ๐ช๐ข๐ ๐š ๐ฎ ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐“๐ฒ๐ฉ๐ž ๐Ÿ ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ฒ๐ฉ๐ž ๐Ÿ ๐ƒ๐ข๐š๐›๐ž๐ญ๐ž๐ฌ

๐Ÿญ. ๐—ง๐˜†๐—ฝ๐—ฒ ๐Ÿญ ๐——๐—ถ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ถ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐˜๐—ฒ๐˜€

Waa nooc sonkorow ah oo jidhku uusan insulin samayn sababtoo ah unugyada insulin-soo-saarka (ฮฒ-cells) waxaa burburiya difaaca jidhka.
Badanaa waxay ku bilaabataa caruurta, dhallinyarada, laakiin qof kasta wuu qaadi karaa.
Lama xidhiidho cayil ama cunto xumo.

๐—ฆ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ง๐˜†๐—ฝ๐—ฒ ๐Ÿญ
Waa cudur autoimmune ah.
Waxay la xiriiri kartaa hidde-sidaha (genetics) iyo xaaladaha deegaanka.
Lagama hortagi karo.

๐Ÿฎ- ๐—ง๐˜†๐—ฝ๐—ฒ ๐Ÿฎ ๐——๐—ถ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ฐ

Waa nooc Macaan ah oo jidhku insulin si fiican u shaqayn (insulin resistance), ama insulin-ku ku yaraado.
๐—ฆ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ง๐˜†๐—ฝ๐—ฒ ๐Ÿฎ:
-Cayil ama baruur badan
-Jimicsi yari
-Cunto aan caafimaad ahayn

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š & ๐Š๐š-๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐€๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š โ€“ ๐Ÿ๐Ÿ’ ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ 2025Maanta waa maalin aan u istaagno barashada, wacyi...
14/11/2025

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š & ๐Š๐š-๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐€๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š โ€“ ๐Ÿ๐Ÿ’ ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ 2025

Maanta waa maalin aan u istaagno barashada, wacyigelinta iyo ka hortagga cudurka macaanka oo saameyn weyn ku haya bulshadeena.

๐Ÿฉต Macaanku waa cudur la maareyn karo, la iska ilaalin karo, lagana hortagi karo.
Waxa kaliya ee loo baahan yahay waa:
๐Ÿ”น Cunto caafimaad leh
๐Ÿ”น Jimicsi joogto ah
๐Ÿ”น Ka hortag iyo baaritaan h**e
๐Ÿ”น Wacyi iyo faham badan

Aan maanta ka dhigno maalin aan kor ugu qaadno wacyiga bulshada, iskuna dhiirrigelinno daryeelka caafimaadka.

14/11/2025

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š & ๐Š๐š-๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐€๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š โ€“ ๐Ÿ๐Ÿ’ ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ 2025

Maanta waa maalin aan u istaagno barashada, wacyigelinta iyo ka hortagga cudurka macaanka oo saameyn weyn ku haya bulshadeena.

๐Ÿฉต Macaanku waa cudur la maareyn karo, la iska ilaalin karo, lagana hortagi karo.
Waxa kaliya ee loo baahan yahay waa:
๐Ÿ”น Cunto caafimaad leh
๐Ÿ”น Jimicsi joogto ah
๐Ÿ”น Ka hortag iyo baaritaan h**e
๐Ÿ”น Wacyi iyo faham badan

Aan maanta ka dhigno maalin aan kor ugu qaadno wacyiga bulshada, iskuna dhiirrigelinno daryeelka caafimaadka.

๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป-๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ผ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐—ป ๐——๐—ถ๐—ฎ๐—ด๐—ป๐—ผ๐˜€๐˜๐—ถ๐—ฐ ๐—–๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ!Waxaan si rasmi ah u daahfurnay adeegga casriga ah ee Scan-ka si l...
17/10/2025

๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป-๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ผ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐—ป ๐——๐—ถ๐—ฎ๐—ด๐—ป๐—ผ๐˜€๐˜๐—ถ๐—ฐ ๐—–๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ!

Waxaan si rasmi ah u daahfurnay adeegga casriga ah ee Scan-ka si loo hubiyo caafimaadka bulshada iyo fududeynta baaritaannada saxda ah ee dhakhaatiirtu ku tiirsan yihiin.

๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ง๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป-๐—ธ๐—ฎ?

โžŠ Baritaan dagdag ah & Sax ah โ€“ Scan-ku wuxuu kaa caawinayaa in cudurrada sida dhabta ah loo arko kahor inta aysan faraha ka bixin.

โž‹ Go'aan Qaadasho Xirfadeed โ€“ Dhaqaatiirta waxay heli karaan sawirro iyo warbixino cad oo ay ku saleyn karaan daaweynta saxda ah.

โžŒBadbaadinta Nolosha โ€“ Baaritaannada h**e (early diagnosis) waxay kor u qaadaan fursadda bogsashada.

โž Kalsooni & Qanaaco โ€“ Bulshada waxay heli doontaa adeegyo caafimaad oo tayo leh oo ku dhow gurigooda.

๐Ÿ“Ku soo dhawoow Modern Diagnostic Center โ€“ Halka aad ka heli doonto adeegyo casri ah, Sheybaar la isku halleyn karo, dhaqaatiir khibrad leh, iyo daryeel naxariis leh

๐…๐š๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐š๐ฌ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š (๐๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐š๐ฌ๐ค๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š)Naas nuujintu waa hadiyadda ugu fiican ee hooyo ay siiso ilmaheeda. W...
04/08/2025

๐…๐š๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐š๐ฌ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š (๐๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐š๐ฌ๐ค๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š)

Naas nuujintu waa hadiyadda ugu fiican ee hooyo ay siiso ilmaheeda. Waxay:

โœ… Kordhisaa difaaca jirka ilmaha
โœ… Yareysaa halista cudurrada sida shubanka iyo oof-wareenka
โœ… Hooyadana waxay ka caawisaa in ay si dhakhso ah u soo kabato
โœ… Dhaqaale ahaan waa bilaash & nadiif ah
๐Ÿ’š Nuujintu waa jacayl, daryeel iyo caafimaad!

12/07/2025

Modern Hospital - Qeybta Daaweynta Xanuunada Ku dhaca Lafaha iyo Qaliimadooda.

OGEYSIIS MUHIIM AH- Soo laabashada Dakhtarka Lafaha Dr Abdulahi Samatar ee Modern Hospital.

Waxaa Bulshada ku dhaqan Gobolka Mudug gaar ahaan Demada Galkacayo la ogeysiinayaa in inuu dib u soo laabtey Dakhtarkii Lafaha Dr Abdulahi Samatar.

FG : Dakhtarku wuxuu dib u shaqo bilaabaya 13/07/2025 oo ah maalinimada Axada berito ah.

Wixii Faah-faahin intaas dheer kala xirir Numberdan soo socda : Golis = 0906795131 ama Hormuud = 0610990111.






01/07/2025

Address

Bursa

Telephone

+252906938500

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ustaad Faisal Ali Omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ustaad Faisal Ali Omar:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram