20/12/2025
AFBUR BURKA (ORAL THRUSH)
afka ka soo baxo oo loo yaqaan ama waa xaalad caafimaad daro waxaana sababo cudur sidaha loo yaqaan inta badan boogta waxa ay timaada marka fungalka ku afka.
In fungal afka laga helo wax dhibaato ah malahn lkiin waxaa oo dhibaato keena marka fungalka aad .
Nabraha waa cadaan inta badana nabraha waxa ay ka soo baxaan iyo qeebta gudaha xigto ee mararka qaar nabraha waxa ay gaaraan meelo kale sida qeebaha gadaal ee ilaa iyo .
Boogta afka ka soo baxdo waxa ay sameen kartaa lakiin inta badan waxaa lagu arkaa Dadka 'da iyo kuwaas oo difaaca jirkooda aad u .
Calaamadaha lagu qabo caruurta iyo dadka waa weyn ee cudurkaan qabo waxaa ka mid ah.
Calaamadaha marka cudurka cusub yahay la arko waxaa ka mid ah.
1- boog cadaan ah oo lagu arko carabka qeebta gudaha canka mararka qaarna ilaa dhuunta ku faafa.
2-in afka gaduud noqdo dareen gubasho ah xanuun in qofka cuna qaadashada iyo laqista dhib ku noqoto.
3-dhiig bax si fudud ku yimaado marka boogta la taabto.
4-carabka dhinacyadiis oo dildilaaco.
5-dhadhanka cunada oo la waayo.
Caruurta qabo cudurkaan waxa ay dhibaato kala kulmaan nuugista naaska.
Caruurta qabto cudurkaan waxa ay dhibaato kala kulmaan nuugista naaska waxa ayna dareemaan xanuun xilliga naas nuujinta sido kale caruurta waxa ay caabuqa u gudbin karaan hooyada.
Hooyada marka caabuqa u gudbo waxaa ka soo muuqdo calaamado calaamadahaas waxaa ka mid ah.
1-ibta naaska oo dildilaacdo.
2-xanuun xilliga naas nuujinta.
3-in xanuun hooyada ka dareento naasaha..
Maxaa sababo xaaladaan.
Sida caadiga ah habdhiska difaaca jirka waxa oo ka hortagaa ama iska diidaa in jirka soo galo cudur sidayaasha kala duban sida bakteriyada viruska iyo fungalka.
Sido kale difaaca jirka waxa oo isku dheeli tir ku sameeyaa ama joogteeyaa cudur sidaha fiican iyo kan xun.kuwaas oo kuwada nool gudaha jirka.
Marka difaaca jirka hoos noqdo ama guuldareesto waxaa dhacdo in cudur sidaha loo yaqaan fungalka afka ku bato sidaasna cudurka ku sababo.
Dadka qatarta ugu jiro in oo ku dhaco cudurkaan waxaa ka mid ah.
1-Dadka difaaca jirkooda aadka u hooseeyo.
2-Dadka qabo cudurka macaanka.
3-dumarka qabo cudurka xubinta taranka ku dhaco ee loo yaqaan yeast infection.
4-dadka isticmaalo daawooyinka caabuqyada lagu yareeyo ee loo yaqaan steriodal anti inflamtory drugs sida abuu bariiska daawada lo yaqaan.
Dhibaatooyinka ka dhasho cudurkaan.
Dhibaatada ugu badan ka dhalan cudurkaan waa in oo ku faafo gudaha jirka inta badan waxa oo ku faafa tubada hunguri mareenka ee loo yaqaan esophagus.
Sidee looga hortagaa cudurkaan.
1-dadka isticmaalo daawooyinka afka lagu buufiyo ee caabuqyda lagu yareeyo waxaa wanaagsan in ay afka nadiifiyaan marka daawada isticmaalaan ka dib.
2-nadiifi afka maalinka labo mar.
3-waxaa wanaagsan in aad si joogto u booqato dhaqtarka ilkaha hadii aad qabto cudurka macaanka si loo hubiyo.
4-ka fogaaw isticmaalka badan ee sokorta.
5-xakamee xadiga sokorta dhiiga sabeeneso hadii aa tahay qof qabo cudurka macaanka.
6-hadii aa tahay qof dumar ah oo qabo caabuqa loo yaqaan vaginal yeast infection si dhaqsi ah u daaweey.
7-hadii aad qabto af qaleellka iska daawe.
W/Q Dr fahad al attas
Share dheh walaal mahd sanid.