Nursing midwife

Nursing midwife our aims is to reduce maternal mortality rate wacyigalintu waa u muhiim bulshadeena

11/07/2022

Cholelithiasis: waa dhagaxanta ku samaysma xameetida. 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
Fadlan kusoo biir ciwaankeyga TikTok

tiktok.com/

05/07/2022

Acute hepatitis:waa caabuq ku dhaca beerka kaas oo kusobaba iney ka caan dheecamada beerka. Waxay afka somaliga lagu yiraa gacaarshaw. Waxa loo qaybsha 5 qaybood sida A. B. C. D. E. Nooca A waxa laga qaada cuntada ama khudaarta wasakheysan waana mid lagu ogaan karo ultrasound, dawadisana fududahay. Halka qaybaha kale lagu kala qaado dhiiga, dhalmada, galmada, irbadaha la Isla wadaago.
http://tiktok.com/
&like

Hadii aad tahay hooyo nuujisa hooyo jooji👇👇 1.Isticmalka daawooyinka kala fogeeya uurka: haweenka qaar ayaa qaata daawoy...
20/01/2022

Hadii aad tahay hooyo nuujisa hooyo jooji👇👇

1.Isticmalka daawooyinka kala fogeeya uurka: haweenka qaar ayaa qaata daawoyin umusha kadib si ay ilmuhu ugu kala koraan, dawooyinkan waxa ay yareeyaan caanaha naaska hooyada.
2. cabida kafeega badan/alcohol/smoking: midkastoo kuwaan kamida hooyada kaliya kuma koobnaadaan sido kale waxay dhibaato caafimaad daro u keenayaan ilmaha, waxayna ka hortagayaan iney hooyadu soo saarto caano waxtar iyo koriimo u leh ilmaha
3.qaadashada daawooyin dhaqtar kusoo qorin: hadii hooyada markay nuujineyso ay xanuun dareemtoba dawooyin iska cunto ayadoo wax dhaqtar ah la kulmin waxay halis caafimad daro kutahay ilmaha ay nuujineyso, daawoyin waxa jira ayna qaadan Karin hooyada nuujineysa, fadlan ha qadan dawo dhaqtar kusoo qorin inta aad nuujinayso ama uurka leedaha.

Wakhtiga aad cunaysid cuntada oo aad biyo ku dhex cabtid waxay halis galisaa cafimaadka jirkaga.Walidintena waxay nabare...
18/01/2022

Wakhtiga aad cunaysid cuntada oo aad biyo ku dhex cabtid waxay halis galisaa cafimaadka jirkaga.
Walidintena waxay nabaren wakhtigii caruurnimada in aan cunada biyo kula cabno SI ay nooga dagto, lkn culimada sayniska waxay ogaadeen in biyuhu dhibaato cafimaad xumo Keenan hadii aan cunada ku dhex cabno wakhtiga aan wax cunayni, dhibaatoyinka ka dhashtaa waxa ka mida;
1.waxay yareeyaan qandhuufta ama candhuufta kaqayb qadan lahayd dheefshiidka cunada, Marka aad cuntada kaliya cuneysid oo aadan biyo raacin qanjirada candhuufta waxay Soo daynayaan qandhuuf qiyaas ah oo dheef shiidka fududaysa qaybta (mechanical digestion)ka.
2. Waxay sobabaan biyuhu(acidity) in qofka cuntada kusoo rogmato oo uu dareemo laabjeex ama gaas, waxa fican inaad cabtid biyaha Marka aad cuntada dhamayso.
3.waxay qasaan ama milaan dheecanadii caloosha ee dheef shiidka qabilsanaa:jirkeena waxa uu soodaayaa dheecano muhiim u ah dheefShiidka Marka aad cuntada biyo kula cabto waxa hoos udhacaaya waxtarka dheecanadaaas milanka badan ee ay milmeen darteed.

  aad cunto toon cayriin calooshada oo bahan, midan ayaaa jirkaga kudhacaysaMa ogtahay cunida toonta khasatan calooshada...
15/01/2022

aad cunto toon cayriin calooshada oo bahan, midan ayaaa jirkaga kudhacaysa

Ma ogtahay cunida toonta khasatan calooshada oo bahan iney faaido uleedahay caafimaadkaga.waxay dawaysaa cuduro badan.toonta waxa kujira ezyme(dheecan) layiraa Allicin, ezyme wuxu jirka u qabtaa inuu kasaaro suntan(antioxidative), qalajiye(anti-flammatory), caabuqdile( anti-bacterial), iyo inuu ladagaalabo unug yada cancerka ee abuur maya(anticancer properties). Sidoo kale toontu waxay yareysaa ama hoos udhigtaa calaamadaha dhiikarka, waxay kalooy wadnaha kadifaacdaa cudurada halista ah,caloshadana waxay kadishaa bacteria kudhalada ama khatarta ku ah. Toonta waxay qani kutahay Iron,Manganese,calcium,Megnesium,Potassium,Vitamin C iyo B6.toonta cayriin ood si joogto ah uqaadataa waxay heerkeda ku ilaalisaa sonkarta jirka

Joogi cunida badan ee 3 daan shay Hadii aad jeceshahay caafimaadka kalyahaaga1. Cuntooyinka gasacadaysan ama diyaarsan: ...
14/01/2022

Joogi cunida badan ee 3 daan shay Hadii aad jeceshahay caafimaadka kalyahaaga

1. Cuntooyinka gasacadaysan ama diyaarsan: waxa ku badan sodium iyo phosphorus, cilmi baaris lasameeyey ayaa waxay sheegtey phosphoruska kujira cuntooyinkan warshadaysan wuu kalyaha ukeeno dhaawac

2. Cunida cuntooyinka sonkortu kubadantahay: cuntooyinkaan inaad markasta cuntaa waxay kor uqaadaysaa sonkorta kujirta dhiiga,waxadna halis ugu jirtaa cudurka sonkorowga

3. Cunida hilibka guduudan ama cas:cunida hilibkan ood badsataa waxay dhawacaysaa kalyaha, ilaa ugu danbayn joojiyaan shadoodii

07/01/2022

Asc habeen wanaagaan dhamaan asxbta page ku xiran waxan ku wargalinayaa inaan furey YouTube channel aan isku waydaarsano aqoonta ku sahabsan hooyada iyo dhalaanka iyo wixii su aalo ah fadlan kusoo biir channel SI aan ukala faaidaysano.

Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

07/01/2022

Malinkasta 20 daqiiqo oo kamida intaad dhamarka useexato luga kor uqaada waxay kor uqaada.
1.qulqulka dhiiga iyo dareerayaasha kale ee jirka iney gaaran xubinkasta jirka kamida.
2.waxay kalooy kor uqaada dheefshiidka
3.waxay kalooy dhistaa murqaha caloosha, qofka caloosha xayrkulana way ka godaa haduu daa'imo
4.waxay kale ood ubaahaneysaa hurdo hadii hurdo la aan aadka cabaneysey
5.waxay kalooy daawo utahay luga xanuunka dadka qaba

,like nagu caawi SI dadka badan ugaaran fariimaheena mahadsanidiin

Address

Kampala

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nursing midwife posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram