Dr. Hashim Haji

Dr. Hashim Haji Follow on this page for things related to human health and diseases��

Subax wngsan asxaaabta. Waa nuqul yar oo aan soo koobey oo ku saaabsan Maleria yada kudhacda qufta dumar eh ee uurka leh...
13/03/2025

Subax wngsan asxaaabta. Waa nuqul yar oo aan soo koobey oo ku saaabsan Maleria yada kudhacda qufta dumar eh ee uurka leh.👍
Mowduca inta kaliya kuma koobna ee waa mowduuc weyn. So pls more father reading i.a👍

the page pls. Thanks👍

30/12/2024

Dhaqamada qaar afrikan-ka wey nala wadagaan😀

Ciyaartaan magaceeda yaa garanaaayo,😀✌️ hadii lagaa badiyane mxaa lisku ciqaabi jirey❓️✌️😀

Jimco wngsam asxbta👍 (last friday of 2024).Sanadki dhamaaday ee 2024, wxii uu alle ku waafajiyey inee ku qabsooman alle ...
27/12/2024

Jimco wngsam asxbta👍 (last friday of 2024).

Sanadki dhamaaday ee 2024, wxii uu alle ku waafajiyey inee ku qabsooman alle umahd naq🤲

Wxiii uuu waqtiga ku saamixi wayane ku dedal in sanadkan alle ku fududeeyo👍

Dumarka baadiyaha ku dhala caruurta kasokow ineysan heli daryeeel caafimad. Wxaa intaas usii dheer dhibaato saaameyn kar...
19/12/2024

Dumarka baadiyaha ku dhala caruurta kasokow ineysan heli daryeeel caafimad.
Wxaa intaas usii dheer dhibaato saaameyn karta canuga iyo hooyadaba.

Taaso ah in Sakiin lagu jaro xudunta canuga, amaba meel kle oo hooyada jirkeeda ah lagu jaro ayado la rabo in lawaasiciyo marinka cunga (episiotomy).

Taaaso keeni krta in canuga uu caabuq qaado (infection). Amaba aay hooyadu qaado☝️☝️

Taaas waxaaaaa kadaran in sakiintaaasu looo isticmaalo gabdh kle oo dhaleyso🤔🤔 taas oo dhibka sii badin krta👍

Bl adne fikirkaaaga ku darso wx yaabaha isleedahy hoyada iyo dhalaanka halis bee ku yihiin☝️

Page-kane follow idhe pls👍

Sanadka 2024 waxaaa ka harey 16 maalin oo kliya,✋️✋️Maxaa noloshada kuso kordhey❓️Maxaad qorsheyneysa sandka so socda ha...
15/12/2024

Sanadka 2024 waxaaa ka harey 16 maalin oo kliya,✋️✋️

Maxaa noloshada kuso kordhey❓️
Maxaad qorsheyneysa sandka so socda hadu alle cimri kusiiyo❓️
Mxaadan qabasan sanadkan dhamaadka ah❓️.

𝐇𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐫𝐚𝐛𝐭𝐢𝐝 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐧𝐨𝐪𝐨𝐭𝐢𝐝 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐭𝐞𝐫 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐡 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐛 𝐥𝐚𝐧𝐨𝐪𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐡𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚, 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐧𝐮𝐫𝐬𝐢𝐧𝐠-𝐤𝐚, 𝐦𝐢𝐝𝐰𝐢𝐟𝐞, 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐡𝐞𝐲...
13/12/2024

𝐇𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐫𝐚𝐛𝐭𝐢𝐝 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐧𝐨𝐪𝐨𝐭𝐢𝐝 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐭𝐞𝐫 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐡 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐛 𝐥𝐚𝐧𝐨𝐪𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐡𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚, 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐧𝐮𝐫𝐬𝐢𝐧𝐠-𝐤𝐚, 𝐦𝐢𝐝𝐰𝐢𝐟𝐞, 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐡𝐞𝐲𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚👍

Waaa maxay farqiga udhaxeeya"osmolarity and osmolality" 2daan erey❓️
13/12/2024

Waaa maxay farqiga udhaxeeya
"osmolarity and osmolality" 2daan erey❓️

13/12/2024

Arinkaan muxuu idiin layahey❓️

Hadiiise gabdho ayadoo qaliin ubaaahan loo diido, oo aay iyadu iyo canugaba wada dhintaaaan, yaaa mas'uliyada qaadaya❓️

"Ilaaahey SW wx wlbo wuu awoooda, cid inkiri kartoh, ama diidan ma jirto, doodne k**a taaagno'

Page-ka follow dhaha pls👍

Buc Buc iyo balaaayo maxaa laga dheefey🤔❓️❓️❓️
11/12/2024

Buc Buc iyo balaaayo maxaa laga dheefey🤔❓️❓️❓️

Miiiska wax wada aqriska ha lagu so noqdo. Kadib xal waa lahelayaaaye👍🥼
25/11/2024

Miiiska wax wada aqriska ha lagu so noqdo. Kadib xal waa lahelayaaaye👍🥼

23/11/2024

Reer faarax waa lisa soo galey🤔🤔

Address

Mbarara

Telephone

+256726731941

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Hashim Haji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Hashim Haji:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram