Hassan Wadani

Hassan Wadani follow Ina idhahdo wax lacag kama baxeyso balse Ani dhiiro gelin itahay pagekaan ila kiciya yaan lila dhafin follow inshallah Hassan Wadani

Dr Hassan Abubakar Elmi page

04/23/2026

Ceeb iyo fadeexo baydhabo xisbiga JSP madaxweyne Hassan sheikh sidaan isku galeyn
Walee walis tumay subxana'allah Hassan Wadani

04/20/2026

Rajo raadis ayay u baxeen… balse rafaad iyo cabsi afduub lagu heystaa wa hablo somaliyeed.
Tahriibkii ay u arkeen badbaado, wuxuu isu beddelay silsilad kale oo murugo leh.
Mararka qaar, meel laga cararo waxay ka halis badan tahay meel lagu sii jiro…

04/19/2026

Dagaal gacan ka hadal ah oo u dhexeeyay kooxo ayaa si lama filaan ah u isu beddelay hub la isku adeegsaday. Muqaalku wuxuu noqday mid argagax leh—xaafad degan ayaa isu rogtay meel qalalaase iyo cabsi leh. Yaab iyo fajac ayay noqotay.

04/19/2026

Dayniile waxaa ka socda dibad-baxyo iyo cagaf-cagaf iyadoo xaaladdu u muuqato mid sii cakirmaysa. Bulshada deegaanka ayaa muujinaysa walaac xooggan, waxaana jirta cabsi ah in arrintu ka sii darto haddii aan xal degdeg ah la helin. Waxaa muhiim ah in la qaado tallaabooyin lagu dejinayo xaaladda, iyadoo la adeegsanayo wada-hadal iyo nabad.

04/17/2026

Muqaal cabsi badan congo wa Somali wilishaan waxaa lagu sameynaya handadaad iyo dhibaato 👀

04/14/2026

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa hoygiisa ku qaabilay Xildhibaan Faarax Macallin oo tirsan Baarlamaanka dalka Kenya 🇰🇪.
Kulankan ayaa ahaa mid xambaarsan is-dhaafsi aragtiyo iyo xoojinta xiriirka wada-shaqeyneed ee labada dhinac.

04/14/2026

Bani adinimada waxaa baxsho Allah risk baahi darti

04/13/2026

Waqtigada ku dhimani wa shil aad u'daran 👀 subxana'allah somalia shilka wa saaid........

Maanta magaalada Muqdisho waxaa gabi ahaan ganacsatada ay diideen isticmaalka iyo qaadashada lacagta Shiling Soomaaliga....
04/13/2026

Maanta magaalada Muqdisho waxaa gabi ahaan ganacsatada ay diideen isticmaalka iyo qaadashada lacagta Shiling Soomaaliga.

Degmooyinka qaar oo ay ku jirto degmada Hiliwaa, Dayniile, Waabari, WartaNabadda iyo kuwo kale ayaa lagu soo warramayaa in gabi ahaan maanta shiling Soomaaliga laga diiday.

04/07/2026

Tuug halis badan indha sarcaad sixir....

04/07/2026

Hooyo Ku Dhacday Wadada Agteeda Oo Ilmihii Ay dhashay Duljoogo Dadkuna iska dhafayan Ax

04/06/2026

Wa kanaxay cunugaas yarka Alla dilaa dhinto 👀

Address

Minneapolis, MN

Telephone

+252617651226

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Wadani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hassan Wadani:

Share