Fathi Mohamed abdullahi

  • Home
  • Fathi Mohamed abdullahi

Fathi Mohamed abdullahi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fathi Mohamed abdullahi, Medical and health, .

Goatka
28/02/2023

Goatka

18/02/2023
Cilmiga Kawarama Nafata Aadamiga ayaa Markaan Waxaa Uu Wax Ka Qoray Dumarka.1: Gabadha dhalinyarada ah Waxeey Had iyo go...
14/09/2021

Cilmiga Kawarama Nafata Aadamiga ayaa Markaan Waxaa Uu Wax Ka Qoray Dumarka.

1: Gabadha dhalinyarada ah Waxeey Had iyo goor Jeceshahay in ay Xirato dharka Hadaba Kan Ugu dambeeyo Ee Cusub boorsooyinkeeda Waa Dilaaci Rabaan, Sidaa ay tahay Waxeey Hadane Ka Cawataa in ay Haysan dhar .✨♥

2 : Qalbiga Gabadha Waxeey Sadax laab Ka Xanaano iyo daryeel badan tahay Qalbiga Wiilka Asaageeda ah.✨♥

3: Waxaa La Sheegaa Gabadha Haddii ay lacala Shaqsi Jeclaato Waxeey Ula Macaamishaa Sida Hooyada Wiilkeeda Ula Macaamisho Oo Kale Weey Xanaaneysataa ilaashataa. ✨♥

4: Haweenka Waa Kuwa Ugu badan Beenta Run Kaaga dhigi Karo Sidaas ay Tahay ,Weey Adag tahay in dhaqso la Ogaado.[ Fahmo]✨♥

5: Muuqaalka Kore Gabadha Waxaad Moodaa Gabadh Awood badan, Lkn Gudaheeda Waa Caksi 'bambaay` Weey Ka Jilcan tahay✨♥

6: Gabadhaha Ubaxa Weey Jecelyihiin Kumaba Sii jiro Haddii Qofka U Keenaya Yahay Mid Qalbigeeda iyo ayadaba Ku Weeyn✨♥

7 : Si Kasto Oo ay Dumarka U Duqooban Qalbigooda Weli Waa Caruur .✨♥

>Ma jiraa Qodob Si gaar ah Kuu Soo Jiitay Oo Aad Ka Heshay.? inalawadaag:

Diinta islaamka iyo Sida ay Uga Hadashay Xaqa Waalidka gaar ahaan Hooyada Muslimada ah :"《Mahad celin iyo guubaabo》 : Wa...
14/09/2021

Diinta islaamka iyo Sida ay Uga Hadashay Xaqa Waalidka gaar ahaan Hooyada Muslimada ah :"

《Mahad celin iyo guubaabo》 : Waan Ku farax Sanahay inaad Ka mid tahay Asxaabta Ku Xidhan pagekan Lkn Halka Cilada Aad leedahay Waxeey tahay Markad dantaada gaarto Ood Aqriska dhameeyso Waad ka dhaqaaqda

Adigon Share gareyn Ama Like Saarin pageka
Waad iga Mudan tihiin inaan mar Walbo idiin soo diyaariyo Wax yaabo Aduun iyo Aakhiro Na anfacaya Adigane Waajibka Ku saaran Kaliya Waa inaan Kaa helo dhiira gelin iyo Share , like

Taariikhda inta La Xasuusto Lama Soo Helayo Diin Ama Nidaam Markaas Jiray Oo U Karaameeyay Gabadha Ayada Oo Loo Fiirinayo Maamuuska Hooyanimo.

Ama Sare Mariyay Si la Mid ah Sida ay U Sare Marisay Diinta Uu La Yimid Nebi Mohamed N.N.K.H "صلى الله عليهِ وسلم"،

Diintaas Oo Kor yeeshay Sharafka iyo Karaamada Hooyada Muslimada ah
In Loo baarinimo Sameeyo Hooyadaas Waxeey Ka dhigtay Fadaa`sha Ugu Waa Weeyn

Sido Kale Waa ay Ka Xaq badan tahay Odayga Dhibka ay La Marto Ubadka ay Uurka Ku Sito , dhalida iyo foosha Xanuunka badan , Nuugmada, iyo barbaarintoda

Waa Sababta Uu Qur`aanka Kariimka ah Ugu Qirsan yahay Wax qabadkaas Uguna Soo Cel Celiyo mar Walba Suurado badan Qalbiyada Ubadka iyo Nufustoda

Dadliilka Ugu Weyn Ee Tilmaamayo Karaamada iyo Qiimaha Hooyada Muslimada ah islamka Siiyay Waxaa Ka Mid ah Xadiithka Shariifka ah Ee Nebiga N.N.K.H Ee Lagu Wariyo Qisadii Ninkii Reer baadiyaha ahaa :

رجلٍ جاء إلى النبي "صلى الله عليه وسلم" يسأله: من أحق الناس بصحابتي يا رسول الله؟ قال: «أمك»، قال: ثم من؟ قال: «أمك»، قال: ثم من؟ قال: «أمك»، قال: ثم من؟ قال: «أبوك».

Nin Socda ayaa U Soo galay Nebiga N.N.K.H Waxaa Uu Weydiiyay Su`aal Aheeyd " Rasuul Allow Dadka Kumaa iga Mudan in Aan La Saaxibo.? Waxaa Ku Jawaabay Rasuulka N.N.K.H 《Hooyadaa》 Waxaa Yiri " Kuma Ku Xiga.? Waxaa Uu Ku jawaabay

Rasuulka《 Hooyadaa》 Hadane Mar Sadaxaad Yaa Ku Xigo? Waxaa Uu Ugu Jawaabay《 Hooyadaa》 Kuma Ku Xigi.? Markii Ugu dambeeysay Ayuu Ku dhahay 《 Aabahaa》.

Bazaar Ninka La yiraahdo Waxaa Laga Wariyay in Uu yiri Nin ayaa Maalin Waxaa Uu Kacbada dhawaafayay isaga Oo Xambaarsanaa Hooyadiis " Markii Uu dhameeyay Dhawaafida ayuu Rasuulka N.N.K.H Weeydiiyay "Rasuul Allow Miyaan Gutay Xaqii ay Hooyadeey igu laheed.?

Rasuulka N.N.K.H Ayaa Ku Jawaabay "Mayo , Waxaa laga Wadaa Maalin Aad Ka dhicigaadhay Maradii ay Kugu Ximbaarsaneed Hinqashadii iyo Naxdiin Xitaa Ma Aadan Gudin iska dhaaf Xuquuqdeeda Oo dhame.

Maxaa Laga Wadaa, baarinimada Hooyada.?

Waxaa Laga Wadaa in Aad Hagaajiso La macaamilkeeda iyo in Aad garabka U Raariciso Sidii Qof Facaa Camal Aadan Ula Tirsan iyo in Aad Ku Raacdo Wax Walbo ay Ku Farto Haddii ay Macsi aheeyn

Wax Walba Aad Ku qabato ayada Raali gelinteeda Jihaadka Haddii Uu fardul Kifaayo Yahay Ma banaano in Aad U baxdid Ayada Oo Aan Kuu Fasixin

Ma jiraan Axaadiith Kale Ee Tilmaameyso Karaamada iyo Qiimaha ay Hooyo leedahay.?

Haa Waa Jiraan Waxaa Ka Mid ah Xadiithka Ku Saabsan Ninkii U yimid Nebiga N.N.K.H Ee Ku yiri : Rasuul Allow Waxaan doonayaa inaan Duullaan U baxo inaan Kaala Tashto ayaan kugu Imaaday...

Rasuulka N.N.K.H , Waxaa Uu Ku yiri Rasuulka." Hooyo Ma Leedahay .Waxaa Uu Ku Jawaabay" Haa. Waxaa Ku yiri" Ayada La Joog Oo Laazim Maxaa yeelay Labadeeda Hoostooda ayeey Ahaadeen"

Sharaa`icdii h**e Waxay macno Tireen Qaraabada Hooyada Umana aysan Yeelin Wax Tixgilin ah Waxaa Markaa Ka dib Yimid islamka isaga Oo Ka dardaarmayo Abtiyaasha Habaryaraha Sida Uu Uga dardaarmay Adeerada iyo Eedayaasha

Waxaa jiro Xadiith Saxnimadisa in Uu Sugan yahay Aan Hubin Oo Oranayo ;" Nin ayaa Waxaa Uu Soo galay Nebiga N.N.K.H Waxaa Uu Ku yiri ;" Rasuul Allow Waan dambaabay dambi Ee Towbad Ma ii furan tahay.? Waxaa Uu Ku yiri Hooyo Ma Kuu joogtaa.? Mayo ayuu yiri Habaryare Makuu joogtaa.? Haa ayuu yiri Waxaa Uu Ku yiri Hadaba iyada U Baarinimo fal"

Waxyaabaha Kale Ee La yaabka ah Ee diinta islaamka La timid Waxa Ka mid ah in ay Amartay U baarisameynta Hooyada ayada Oo Mushrikat ah

Asmaa bint Abii bakar ayaa Nebiga N.N.K.H Weeydiisay Su`aal aheeyd " in La Xariiri Karo Hooyooyiinka Mushrikiinta ah Haa ayuu Ku yiri Waa La Xariirinayaa"

Hooyooyiinkeena Kuwooda Nool Allah Dheereyo Cimrigooga Kuwa dhintayne Qabuurtooda Allaah Uga dhigo beer Ka Mid ah beeraha jannad Allaah Ka Abaal mariyo Nafhurnimada ay bixiyeen.

La Wadaag Asxaabta Qiimaha badan Sido Kale ilaa 3" Sadax group Ku Faafi Jazakallah Kheyr.

14/09/2021

Ku sali Rasuulka scw scw scw scw scw

WHO IS THE WORLD BEST MAN  =prophet Muhamed   N.N.K.H .scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
20/07/2021

WHO IS THE WORLD BEST MAN

=prophet Muhamed N.N.K.H .scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

18/07/2021

Ku sali Rasuulka scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

17/07/2021

Laanta Af-Soomaaliga ee BBC waxaa laga yaabaa in ra'yiga aad halkan ku qorto ay u isticmaasho Radio-ga

17/07/2021

ku sodhawow page ka ...

Address


Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00

Telephone

+251910101212

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fathi Mohamed abdullahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram