02/02/2017
Let us stand firm and help our disadvantaged children go to schools.
'' Kafaalo qaad waxbarashada ilmo yar oo ka soo jeeda qoys danyar ah ''
Ciddii rabta inay ololehan gacan ka geysato, waxay la soo xidhiidhi kartaa Lambarada : 063-4411133 ama 063-4000066 si loola xidhiidhiyo mid ka mida carruurta danyarta ah e u diiwaan gashan xarunta daryeelka Bulshada.