DR SHAA SHAA AHMED

DR SHAA SHAA AHMED medical Health

31/07/2024

Allaha unaxariisto hugaamiyaha xamaas ismacil Haniyah...

21/01/2024

Follow soodheh pagekaan

06/09/2023

Pig discount lakulenka dhaqterka waa 3$⬇️
Fg: kaliya jaaniskaan waa malinka Arbacada
Hadaa daneheeso soowac landline 653664
Ama Hormuud πŸ“± ➑️0613 66 90 37
Daawada waa discount 40%
Sobuuqo xarunteena dhaxe oo kutaal xaafada Barwaaqo Gubta Deyniile District
inta udhaxeesa isgooska Alhuda iyo Mchka xaafada barwaqo.
Oo kamid naqo dadka nagu xiren...mahadsanid
Adeegyada Aan baxino waxaa kamida
1 Daweynta πŸ‘β€πŸ—¨ indha
2 Daweynta cunaha dhagaha iyo sanka (Ent)
3 skin problem. Si faafi walaal share.green.
Abdishakur Ahmed

07/08/2023

Salaada hala ilaaliyo oo waqtigeeda halagu dukado

Walaaliyaal  waxa aan idinka codsanayaa in aad isoodhahdaan  follow iyo like waxba kaadhabi meeso mana ahen wax ey lacag...
07/08/2023

Walaaliyaal waxa aan idinka codsanayaa in aad isoodhahdaan follow iyo like waxba kaadhabi meeso mana ahen wax ey lacagi kaaga baxeeso sodhawaada sxpyaal markale
waa page keyga rasmiga ah ee arimaha caafimaadka... gaarsiiya 100k asxaabta

11/04/2023

Al IHSAN EYE CLINIC BARWAAQO
bari waa arbaco namberka dhaqterka waa free iyo maalinka khamiistana waa free soowac
Tel 0613 66 90 37 / 0612 100 690

Muqdisho  Somalia  makah almuramah Roud
31/03/2023

Muqdisho Somalia makah almuramah Roud

Maamulka sare Al IHsaan eye clinic Barwaaqo waxa uu idinku bishareynayaa in labalaariyey Howlaha uuqabto isbitaalka waxa...
05/12/2022

Maamulka sare Al IHsaan eye clinic Barwaaqo waxa uu idinku bishareynayaa in labalaariyey Howlaha uuqabto isbitaalka waxana lagu soo kordhiyey daweenta maqaarka cunaha iyo sanka dhagaha (Ent)
Fg maalinka arbacada ah namber Dhaqterka iyo fiisatada waa lacak la,aan daawadana waa discount 50%

Emergency waa 24HR

Wac qeebta sodhaweynta 0613 66 90 37 Ama 0621 11 52 53

Wariye faadumo Abdukadir wariye codkar ah..
25/11/2022

Wariye faadumo Abdukadir wariye codkar ah..

Marti so dhuumata ehee ina aderyaal so dhaweyn majirta πŸ˜ƒ hade meel waxaan jogaa dadkoodu gob yihiine Hello Garoowe ❀️πŸ’ͺ

Sheekadu halkaase mareysa e salaama πŸ‘‹

25/11/2022

Scw scw scwscw scw scw scw scw

Bisbaaro  bisbaaro  bisbaaro Bulshaweynya somaliyeed ee kudhaqen Gabolka Benaadir iyo Gobalada Dalka waxaa loogu bishare...
16/10/2022

Bisbaaro bisbaaro bisbaaro Bulshaweynya somaliyeed ee kudhaqen Gabolka Benaadir iyo Gobalada Dalka waxaa loogu bishareynaa in

isbitaalka indhaha Al ixsaan eye clinic Barwaqo

Ukadabiibayo cadurada kaladuwen ee kudhaca indhaha sida
1 cuncunka indhaha
2 xasaasiyadda indhaha
3 biyo deenta indhaha
4 hilbaha indha kasoobaxo
5 burooyinka indhaha gala
5 caadka indha dahaara
6 Iskudhaga indhaha
Fg Maalinka Arbacada namberka waa free daawada waa 50% discount
Isbitaalka waxa uu kuyalaa degmada Deyniile Gubta xaafada Barwaqo
Contact us _soowac 0613669037/ 0612100690
Follow & like Share gree walal Mahadsanidiin...

16/10/2022

Pagekaan waa page caafimad meel fcn ayaa soogaarsiseen dhanka followga iyo like taba waxyer ayaa dhiman ee dhameestira somaalay Guleesta pagekaan idinka aa iskaleh
Alle idinkii πŸ˜πŸ˜πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

Address

Mu Cang Chai

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DR SHAA SHAA AHMED posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to DR SHAA SHAA AHMED:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category