Drs Hana Omar

Drs Hana Omar i am drs hani omar am i somaali

Ma tahay ruux ka cabanaayo ugxaan yari (OVARIAN FAILURE)  oo ma laguu dhahay ugxaanta kugu yar hadaba waxaan kuu haynaa ...
03/07/2022

Ma tahay ruux ka cabanaayo ugxaan yari (OVARIAN FAILURE) oo ma laguu dhahay ugxaanta kugu yar hadaba waxaan kuu haynaa daawo ugxaan kuu kordhineyso
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp 25261 1543393

Kala soo xariir WhatsApp number ((252-611543393))))Maka cabaneysaa:1:Finanka2:Haaraha3:Nabraha4:Saliida wejiga4:Awooda j...
30/06/2022

Kala soo xariir WhatsApp number ((252-611543393))))

Maka cabaneysaa:
1:Finanka
2:Haaraha
3:Nabraha
4:Saliida wejiga
4:Awooda jirka oo yaraatey
5:Dheefshiidka oo caqabad kaa heysato
6:Daal fara badan
7:Calool olol
8:Alerjiga ama Xasaasiyad

Waxaan kuu heynaa daawo ku haboon oo dabiici ah taasoo kaa ciribtireysa

Haddaba haddii aad u baahan tahay dawadaan fadlan la xiriir
Whatsapp numberka((+252 611543393)))

Asc wll sodhawaaw waxaan kuhayaa daawo herbal ah oo kaheleysid caafimaad tayo leh Waxaan kuhheyaa inta xanuun kahaaya da...
24/06/2022

Asc wll sodhawaaw waxaan kuhayaa daawo herbal ah oo kaheleysid caafimaad tayo leh
Waxaan kuhheyaa inta xanuun kahaaya daawadooda I.a Daawooyinka waxaa kamid ah :

1) infection habeenka iyo raga
2) babaasiirka rag iyo dumarba
3) biyo baxa deg deg ah raga
4) ragnimsda oo yaraata
5)maskaxda iyo mdax xanuunka
6) gaska iyo dhabar xanuunka
7) fimanka wajiga oo lanadiifiyo
Hadaad ubaahanthy
WhatsApp igasoowac
25261-1543393 🤳🤳🤳🤳🤳

Waa maxay buro? iyo thyroid ka +25261 1543393 Buro waa koriimo aan caadi aheyn oo ku timaada xubin kamida xubnaha jirka ...
23/06/2022

Waa maxay buro? iyo thyroid ka +25261 1543393

Buro waa koriimo aan caadi aheyn oo ku timaada xubin kamida xubnaha jirka banii aadamka. Buro waxa ay timaadaa marka ay dhacdo isu dheeli tir la'aan xagga qeybsamida unnuga
burada myoma ayaa waxa ay u kortaa laba qaab oo kala ah. 1: qaab myoma hal unug le ah taas oo macnaheedu yahay in nooca buradani u korto qaab hal buro ah. 2: qaabka labaad waa nooc u korta dhowr buro myoma ah oo meel kaliya ka soo wada baxaan

Calaamadaha waxaa kamida

1: dhiiga caadada oo muddo badan iska socda 7 maalmood iyo ka badan. 2.dhiig aad u badan oo yimaada inta u dhaxeysa caadooyin dumarka dhexdooda. 3: xanuun caloosha hoose ah. 4: qabsin caloosha ah caloosha oo aan qofka soconin. Noocyada burooyin ka ma aha kuwo aan halkaan ku soo wada koobi karno
👉 balse waxaan idiinku caawin donaa Daawoyin Dabiici ah toosna lagugu keenay inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daaweyn rasmi Daawoyin organic ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad 📞ama whtspka 25261 1543393

KASOOBAXA AMA BAXDINTA DAAWO MALOO ISTICMAALI KARAA ?Su'aashaan ayaa la isoo waydiiyey dhowr jeer.Soomaalida qayb kamid ...
23/06/2022

KASOOBAXA AMA BAXDINTA DAAWO MALOO ISTICMAALI KARAA ?

Su'aashaan ayaa la isoo waydiiyey dhowr jeer.

Soomaalida qayb kamid ah waxa ay aaminsanyihiin hadey kaniini ama daawo kale u isticmaalaan kasoobaxa in ay isla markiiba dhimanayaan! Adigu saas ma aaminsantahay?

Hadaba maxaa ka jira aragtidaas?

Sidaad ogtihiin kasoobaxan waxaa keena nooc bakteeriyada ka tirsan oo jirka soogala

Loona yaqaano Staphylococcus aureus, sababna u ah in baxdintu ay soo baxdo.

caadi ahaana bakteeriyadaan waxaa laga helaa maqaarka iyo sanka gudihiisa. Mararka qaarkood bakteeriyadaas waxa ay jirka kasoo gashaa marka dhaawac ama dilaac uu gaaro maqaarka ama uu kaa qaniino cayayaanada yar-yar taas oo siineysa bakteeriyada in ay si sahlan usoo gasho jirka.

Waxaa jirta nooc kamid ah kasoobaxa/baxdinta oo halis ah loona dhinto waqti gaaban hadaan daawo loo qaadan,

Waana midka kasoo baxda wajiga gaar ahaan sajuuda sanka ama qaybta kore oo dhan ee wajiga baxdintaasi waxay sahlaysaa in bakteeriyadu ay ku fido maskaxda maadaama ay isku daloolan wajiga iyo maskaxda,

Marhadey gaarto maskaxda bakteeriyadan si dhokhso ayey u bur-burinaysa unugyada maskaxda taaso keeneysa ugu danbeen in ay maskaxdu dhimato dabadeed qofku uu sidaas ugu dhinto xanuun sahalan oo hadii dawadiisa la qaadan lahaa uu ka buskoon lahaa.

Soomaadan maqlin hebel Fin ayaa kasoo baxay wajiga dabaddeed maalmo kadib waa dhintey isagoon waxba isticmaalin?

Ugu danbeen waxaa kusoo gunaanudayaa baxdinta hadii daawadeeda loo isticmaalo wax dhimasho ah ma keeni karto, waana la isticmaali karaa.
hadii ay wajiga kaasoo baxdana fadlan waa qatar ee ha fududeysan oo gaar dhakhtarka kuugu dhaw ama aniga qaybta fariimaha igala soo xiriir.

U gareeya asxaabtiina haka faaideystaane kuna soo biir Page kaygan

Hadaad Talo caafimaad rabto si khaas ah ayaad iila soo xiriiri kartaa.
Mahadsanidiin
+2561154339

"Su'aasha ugu weyn ee la isweyddiin karo maaha maxaan halkan ka helayaa'' su'aasha ugu weyn ee la isweyddiin karo waa ma...
18/06/2022

"Su'aasha ugu weyn ee la isweyddiin karo maaha maxaan halkan ka helayaa'' su'aasha ugu weyn ee la isweyddiin karo waa maxaan halkan ku noqonayaa""Su'aasha ugu weyn ee la isweyddiin karo maaha maxaan halkan ka helayaa'' su'aasha ugu weyn ee la isweyddiin karo waa maxaan halkan ku noqonayaa"nala sooxariir 252611543393

(Thyroid) Cudurkani waa cudur in badan ku dhaca haweenka waa xaalad qanjirka thyoidka aad u shaqeeyo soona ssara hormoon...
06/06/2022

(Thyroid) Cudurkani waa cudur in badan ku dhaca haweenka waa xaalad qanjirka thy
oidka aad u shaqeeyo soona ssara hormoon tira badan kaasoo dhiiga ka buuxsamo kadibna keena in qofka ku somoobo.

Hormoonada uu soo daayo qanjirka thyroidka waxay ka qeyb qaataan falal muhiim ah ee ka dhaca unugyada jirka, qanjirkani wuxuù ku yaalaa dhuunta qeybteeda hoose

Waa maxay Qanjirkani?

Qanjirkani wuxuu dhiiga ku aruuriyaa madada loo yaqaano iodine kasoo badanaa laga helo cunto badeedka rootiga iyo cusbabada,
Labada hormoon ee ugu muhiimsan ee uu soo daayo qanjirka tyroidka waa T4 iyo T3

Hadaba waa laga dawynaya adon wax qalina marin dhamana waa laga ciribtiraya
Nagala soo xiriir WhatsApp 25261 1543393

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guu...
03/06/2022

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee qooraha, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo qooraha waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud
👇👇👎👎👎👎👎
WhatsApp. Http://wa.me/+252 611543393

 🙏Matahyna qof na nool cudurada macaanka?Matahyna qof Qabo Babasiirka?Matahyna qof qabo Dhiikarka?Matahyna qof ku dhiban...
24/05/2022

🙏
Matahyna qof na nool cudurada macaanka?
Matahyna qof Qabo Babasiirka?
Matahyna qof qabo Dhiikarka?
Matahyna qof ku dhiban Kili xanuunka?
Matahyna qof qabo infection qabo??
Matahyna qof aragtida dhibayso??
Matahyna qof maqaarka dhibato ka hyso??
Matahyna qof ku dhiban caadada??
Matahyna qof qabo Gaaska Daran?

Intaas oo dhan waxan hayaa daawo herbal ah 100% Tayo sare leh
Rabi ayaa cafimakada haayo balse Anaga kaliya dadal baan leenahy
Fadlan igala so xariir waxii information dheerad ah
0613029615

Ama WhatsAppWa.me/+252611543393

Waxaan jacelhy inaan idiin la wadago waxii aan aqaano oo Rabi ibarayna bulshada cafimaad ka helayso inaan idiin la soo wadago.

Rabi cafimaad ha siiyo inta somaliyeed xanuusan.
Mahadasanidiin 🙏🙏🇸🇴

MADHALAYSNIMO(INFERTILITY)Madhalaysnimo waxa loo yaqaana marka labo qof is qaba habeen walba na isku galmoonya modo 12 b...
24/05/2022

MADHALAYSNIMO(INFERTILITY)

Madhalaysnimo waxa loo yaqaana marka labo qof is qaba habeen walba na isku galmoonya modo 12 bilood ah oo aan kala go, lahayn iyagoo aan istcmaalayn wx ama ama ba.

15 ilaa 20% dadka dhalinyarda ee xiliga ay waxdhali karaan ku jira.

IMISA AYAA LOO QAYBIYAA MADHALAYSNIMADA?

Waxa loo kala qaybiyaa labo qaybood

1. waa nooca madhalaysnimda dadka isqaba aysan waligood uur horey u qaadin.

2. : waa labo qof oo isqaba caruurna dhalay lkn marka danbe wax caruurna dhali waaya ama dhalmadu ay ka joogsto.

Madhalaysnimda waxay ka timaada ninka xagiisa ama naagta xageeda.

Maxaa ninka ku sababa madhalaysnimda?

✓ problems samaynta oo khaldan.
✓ dhibaato ka jirta shahwada soo qaada ama inay xiran.
✓ qanjirda nafaqeeya shhwada oo dhib ka jiro.
✓ awood la aanta shahwada xiliga hawshu socoto
✓ xanuuno guud sida sokorta, cayilka faraha badan, dawooyinka mukhadaraadka.

Mxaa ku sababa naagta ma dhalaysnimda?

✓ waxa ugu badan oo sababa 30% tubiska oo dhibaato ka jirto.( Awooda ukumaha looga Soo daayo ugxansidaha waxa loo yaqaan problems.
✓ burooyinka loo yaqaan

✓ infections ku dhaca .

✓ cuduro kale sida sokorta, hilibka badan.
✓ dhibaatoyina

Madhalaysnimda 50 ilaa 60% boqolkiiba waxay ka timada dhinaca dumarka sida la isku raacsanyhy. 30%kiiba waa dhinaca raga.


BAARITAANO LAGU OGAADO MAJIRAAN DHALMO LA AANTA?

• qofka historigiisa waa in si buuxda loo dhagaysto.
• ninka waxa shahwadiisa lagu sameeya baaritaan si loo ogaado cadadeeda, awooda iyo nooce da.
• caafimaadkiisa guud na baaritaano lagu sameeya.

• gabadha iyada waxa la baaraa ama dheecnda ku shaqo leh taranka sida LH IYO FSH,TSH. Waxa la saaraa computer si loo ogaado ilmo galeenka iyo tuuboyinka iyo hadii buro ku jirto ilmo galeenka.

Waxa kale la saari Kara qalabka loo yaqaano waa qalab camera afka ku wata tuubo dheer leh loogu talogalay in lagaliyo xubinta daloolka oo la wado ilaa ilmogaleenka gudihiisa iyo tuubooyinkiisa waxay kasoo qaadayaa sawiro lacala hadii tuubooyinka xirmo maqanyihin.

Waxa kale oo gabdha la jeekimayaa caafimaadkeeda guud baaritaano dhiigag , kaadi iyo dheecanada xubinta taranka ka yimaada kuli baaritaan baa lagu samaynyaa

SIDEE LOO DAWEEYA MADHALAYSNIMADA?
Waan kuu Sheegi Doona Ila Soo Xirir Si Aan kuugu xiro dhaqtarka Cudurada Guud
nagala soxiriri kartaa
Whatsapp number
👇👇✍✍🤳
+25261 1543393
🙏

Dad aad ubadan ayaan caawiney oo ilaahey nagu guuleyey Adigana sidokale ayaan kurajeynayaa
Dhalma la aanta waa wax ilahay qoray cidii ilmo siinayo wuu siiyay ciduusan Rabin na masiiyo lkn waxa loo baahanyhy dadaal

Ma tahay qof qaba xanuunka loo yaqaan cagaarshowga ama(hepatitis A,B,C  )  waxaan kuu haynaa daawo jirka ka dhaqeysa cag...
23/05/2022

Ma tahay qof qaba xanuunka loo yaqaan cagaarshowga ama(hepatitis A,B,C )

waxaan kuu haynaa daawo jirka ka dhaqeysa cagaarshowga nooc walba uu yahay
FADLAN NAGALA SOO XIRIIR WHATSAPP
___+252616760568
Tell no 25261 1543393

 .________________________Infectionka ku dhaca kaadi mareenka waa mid si joogta ah lagu arko bulshada soomaaliyeed ha ug...
23/05/2022

.
________________________
Infectionka ku dhaca kaadi mareenka waa mid si joogta ah lagu arko bulshada soomaaliyeed ha ugu badnadaan dumarka taasna waxaa u sabab ah xubinta taranka ee isku xirto kaadi mareenka iyo xubinta gabadha oo gaaban halka midda ragga tooda ay dheer tahay.

Astaamaha lagu garto infectionka kaadi mareenka ?

●Dhabar xanuun.
●Kaadida oo ku gubta.
●Shiir ka imaada xubinta taranka
●Xanuun xilliga galmada
●Dhecaan ur leh
●Midibka kaadida oo is badala
●Gumaar xanuun una badan qeybta hoose.
●Kaadida oo aadan xajin karin.

mareenka ku dhaca ?

Waxaa jira daawoyin dabiici ah oo loogu tala galay in loo isticmaalo si dhibyarna kaaga ciribtirayo mudo yar gudaheed waxaadna ka heli kartaa melkasta caalmka aad ka joogto lkin k**a heli doontid daawadaas melaha kale ee lagu iibiyo 2525 611543393WhatsApp

Address

Cape Town
8001

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Drs Hana Omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram